Page 1 of 3

Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:29 pm
by The_Patriot
Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaanka dalka loo doorto.
Posted: 1/27/2009 1:59:00 PM
Shabelle: JABUUTI


Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreeynta garabka Jabuuti Shiikh Shariif ayaa sheegay in hadii uu ku guuleysto hogaanka Dalka uu la heshiin doono wadamada Dersika la ah Soomaaliya isla markana uu qarameyn doono koxaha hubeysan ee Daadsan gudaha dalka.


Isagoo wareeysi siinayay wakaalada wararka ee Reuters Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreeynta garabka Jabuuti Shiikh Shariif ayaa waxaa uu sheegay in cid waliba oo dano siyaasada leh iyo xoogaga Muqaawamada ee dagaalada weli ka wada Soomaaliya uu la hadli doono si xal loogu helo dhibaatada Soomaaliya isla markana uu la heshiinayo dowlada Ethiopia. :down:



Sheikh Shariif waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in la hor mariyo xiriirada u dhexeeya wadamada deriska ah isla markana la dhameeyo muranka u dhexeeya Soomaalida iyo Ethiopian-ka.



Waxaa uu sheegay in arintaasi ay gacan weyn ka gesan doonto sidii loo hor marin lahaa danaha gobolka isla markaana faqriga gobolka ka taagan ay sii hurinayaan colaadaha iyo qalalaasaha sii soconaya taasi oo uu tilmaamay in ay muhiim tahay in la cirib tiro.



Sheikh Shariif waxaa uu sheegay in dhamaan umadda Soomaaliyeed uu ka doonayo in nabad la helo isla markana cid kasta oo dano siyaasadeed leh iyo weliba fikri diineed in uu isku dayi doono in uu ka dhaadhiciyo sidii ay uga shaqeeyn lahaayeen danaha qaranka oo dhibaatooyinka laga boxo.



Waxaa uu sheegay in xoogaga muqaawamada ay dagaalka u galeen in ay dalka ka saaraan ciidamada Ethiopia isla markna ciidamadaasi ay dalka ka bexeen mana jirto ayuu yiri cid dooneeysa in dagaalka uu sii socdo ama dad aan waxba galabsa loo dilo sabab la’aan.



Sheikh Shariif waxaa uu sheegay in xoogaga Muqwaamada uu ka doonayo in miiska wada hadalka ay yimaadaan si loo dhameeyo mushaakilka ka taagan dalka Soomaaliya isla markana dib loo dhiso caasimada,loona soo celiyo adeegyadii caafimaadka,waxbarashada si dalka uu nabad iyo kala danbey u helo isla markana dadkii barakacay fursad loo siiyo in ay dib ugu soo laabtaa aqaladoodii.



Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreeynta garabka Jabuuti waxaa uu sheegay in dadka weli aaminsan dagaalada in uu isku dayi doono in uu fahmo ajandahooda oo uu la hadli doono.



Aritna labaad ayuu ku sheegay in diinta ay tahay isla marknaa uu diyaar u yahay in la dhameeyo muhiimna ay tahay in laga baxo dhibaatada uu dalka haatan ku jiro,isla markana uu isku dayi doono in la qarameeyo ciidamada muqaawamada ama milatryigii hore ee Soomaaliya.



Mar uu ka hadlayay maleeshiyaadka waxaa uu sheegay in wiilka Soomaaliya uusan ku dhalana xaalada uu haatan ku jiro isla markana uu noqon karo askari qaran qof waliba oo Soomaaliyeedna uu noqon karo sarkaal ka mid ah ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.



Ugu danbeeyntii waxaa uu sheikh shariif Gudoomiyaha isbeheysiga dib u xoreeynta garabka Jabuuti sheegay in ay jiraan shaqsiyaad siyaasado gaar ah wata isla markana doonaya in magaca dalka iyo dadka Soomaaliya in ay haleeyaan taasina laga gudbi doono goor dhow kuwaasi oo uusan tilmaamin.

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.



Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.







Shabelle Media Network - Source of Somalia News




Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:33 pm
by The_Emperior5
ma waxaad rabta inu Ethiopia dagaal ku qaado why muxu ka helaya
Only inadeerka marku xiilk aku hayo well they fight Ethiopia

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:33 pm
by The_Patriot
I was thinking of removing this guy from my hate list but again he did an unforgiving thing.
I kow he was not implying on Alshabab but on ONLF. so he thinks that he can make peace at the expense of our brothers, if he is a qabilist qofne Sh/dhexe iyo Benadiir kumaheysto ee mamlakatul Hawiye uu kadisi karaa.

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:35 pm
by The_Patriot
The_Emperior5 wrote:ma waxaad rabta inu Ethiopia dagaal ku qaado why muxu ka helaya
Only inadeerka marku xiilk aku hayo well they fight Ethiopia

Emporer he wants to be like Riyaale to be precise, we all know he would have never fought the Ethiopians once he took over but this remarks means that masakinta Ogadeenka buu rabaa inu magac iyo xukun kusameysto sii uu kalgaceyel gagaabta kahelo.

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:37 pm
by Captain24
Interesting, we will see what Somaliwyen would have to say about this. His normal excuse of the news being untrustworthy isnt' going to work, because this is from Routers :lol: :lol: :lol:

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:42 pm
by Cawar
I Told you guys..this guy is an opportunistic and well calculating fella.. who knows when to bite, who to bait and whom to please. :lol:

He is the Obama of Somalia for the time being..lol

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:42 pm
by Twisted_Logic
Captain24 wrote:Interesting, we will see what Somaliwyen would have to say about this. His normal excuse of the news being untrustworthy isnt' going to work, because this is from Routers :lol: :lol: :lol:


What is it that Somalia can you do about Ethiopia? There is absolutely no point in crying over occupied Somalia while Somalia-proper remains to be in a state of anarchy and chaos. Sh Sharif despite my reservations against him is quite pragmatic.

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:44 pm
by Twisted_Logic
Cawar wrote:I Told you guys..this guy is an opportunistic and well calculating guy who knows when to bite, who to bite and whom to please. :lol:

He is the Obama of Somalia for the time being..lol


Understanding your power-limit and capabilities doesn't mean one is opportunistic. How is Sh Sharif an " opportunistic and calculating?" You can't rely on pure emotions all the time. Somalia can only do something about Somali Galbeed when it is on its own feet.

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:49 pm
by Cawar
Twisted_Logic wrote:
Cawar wrote:I Told you guys..this guy is an opportunistic and well calculating guy who knows when to bite, who to bite and whom to please. :lol:

He is the Obama of Somalia for the time being..lol


Understanding your power-limit and capabilities doesn't mean one is opportunistic. How is Sh Sharif an " opportunistic and calculating?" You can't rely on pure emotions all the time. Somalia can only do something about Somali Galbeed when it is on its own feet.



He is saying whatever that he is saying now...unlike The we will drive ethiopia out of our country by force rhetoric of 06 and we will capture Ogadenya etc etc..remember??

I dont disagree with him being pragmatic only a smart person can...but thats what an opportunistic politician does..when chips are down and when odds are stacked against him..compromise..compromise.

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:52 pm
by AbdiWahab252
Cawar,

Afbiiijo compromised into becoming a puppet President of a Client State of EThiopia and was brought to Villa Somalia on top of Ethiopian tanks. Nothing can get lower than that.

Twisted Logic,

Sheik Shariif is a pragmatist and has always been one.

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:54 pm
by Twisted_Logic
Cawar,

Sh.Sharif was never the one who was beating the war drums. In fact, he was one of the very few leaders in the ICU who condemned the 7-day ultimatum against the Ethiopians. He led the delegation to Sudan for talks with the TFG only to be hijacked by people with certain agendas. Even his staunchest critics will not blame him for the war that ensued between the ICU and the Ethiopians. Of course, he added his few cents to the war rhetoric but he had to. He was a leader of the ICU when war was imminent and he had to cheer his troops up. That's what all leaders do. I don't know how this shows Sh Sharif to be an "opportunist"

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:55 pm
by Bazuuka
Anyone who watns to become something in Somalia must first su.ck Meleszs di.ck looooooooooool

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 1:58 pm
by abdi ilyas
vivo shiikh sharef.

am going out to celebret his president win freday :som:

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 2:03 pm
by The_Patriot
abdi ilyas wrote:vivo shiikh sharef.

am going out to celebret hes win freday :som:

funny part is always djibouti hoisted presidential campaingns for somalia and all were Hawiye and when the dust settled nothing changed.
But what Kind of Govt will they form? even Dahiir aweys is not with its just a stunt show or Madagascar III :lol:

Re: Shiikh Shariif oo soo bandhigay wax qabashadiisa hadii hogaa

Posted: Tue Jan 27, 2009 2:04 pm
by The_Emperior5
Silly ogadens think that Somalia will always fight Ethiopia Ethiopia is a neigbour of Somalia and Somalia will not always fight Ethiopia only when its invades Somalia. And we did that , but Ethiopia is Ethiopia. No one Is going to fight your battles for you patriot you have to free your own land sxb.