Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Dahabshiil Oo Ruqsad Bangi Islaami Ah Ka Helay Djibouti

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Adan_1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1237
Joined: Fri Feb 25, 2005 12:46 pm

Dahabshiil Oo Ruqsad Bangi Islaami Ah Ka Helay Djibouti

Postby Adan_1 » Wed Jan 28, 2009 8:25 am

Djibouti, January 28, 2009 (Haatuf) – Shirkadda Xawaaladda lacagta ee Dahabshiil ayaa ka heshay dawladda Djibouti ruqsad ama fasax bangi islaami ah, kaas oo uu u dhan yahay dhamaan sharciyada iyo shuruudaha ay ku hawl galaan bangiyada Islaamiga ahi.

Bangigan ayaa sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay shirkadda Dahabshiil waxa uu hirgalin doonaa adeegyo kala duwan sida adeega Warqadaha Ruqsadaha Ganacsi (LC’yada) Maalgelinta, kaydinta lacagaha iyo waxyaabo kale.

Waxaana uu u qornaa warsaxaafadeedku sidan:-

“Shirkadda Dahabshiil oo Liisan Bangi Islaami ah ka Heshay Dawladda Jibouti

Waxa aannu la socodsiineynaa macaamiishayada sharafta leh, iyo guud ahaanba bulshaweynta iyo ganacsatadaba, in shirkadda Dahabshiil ka heshay Dawladda Jibouti ruqsad ama liisan Bangi Islaami ah oo uu u dhan yahay sharciyaddiisii oo idili.

Bangigu waxa uu u fidin doonaa macaamiishiisa dhammaan adeegyada bangi islaami ah sida Warqadaha ruqsadaha ganacsi (LC’yada), maalgelinnada, kaydinta lacagaha iyo waxyaabaha kale ee qaaliga ah, furidda xisaabaha socda (current accounts) iyo isu-gudbinta lacagaha.

Bangiga Dahabshiil waxa uu adeeggiisa ku baahin doonaa dhammaan gobollada dalka marka u horreysa ee sharciga waddanku u fasaxo.

Bangiga Dahabshiil waxa uu noqon doonaa bangi saamile ah oo dadweynaha iyo ganacsataduba ku yeelaan doonaan saamiyo waafaqsan shuruucda bangiyada Islaamiga ah ee caalamka.

Bangiga Dahabshiil waxa aasaaskiisa ka dambeeya shirkadda Dahabshiil, oo xarunteedu that Dubai, UAE. Shirkadda waxa muddo labaataneeyo sannadood si weyn looga bartay adduunweynaha iyada oo haatan adeeggeedu ku baahsan yahay caalamka oo idil. Shirkaddu waxyaabaha ay ka shaqayso waxa ka mid ah isu-gudbinta iyo isu-diridda lacagaha iyo sarrifka lacagaha qalaad; waxana ay, isla markaa, leedahay qaybo ganacsiga guud ah; iyada oo weliba saami mug leh ku leh shirkadda isgaadhsiinta ee SOMTEL.

Shirkadda waxa bishii November 2008 guddoonsiiyey abaalmarin caalami ah Guddoomiyaha Ururka Caalamiga ah ee IAMTN, Lord Lamont, oo fadhigiisu yahay London, UK.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 70 guests