
Dhinaca Midig: Ismacil Adan Cismaan

Ismaaciil Yare oo la yaaban dadkan iska codaynaya oo leh waar waa idin sidee

Xubnahii kale ee shirka oo isku deyaya inay ismaaciil Dejiyaan

Ismaaciil oo kacay oo ka hadlaya qodobkan wax ka bedelka lagu sameeyay
Ismaaciil Yar oo aad u dhawaaqaya oo leh qodob aa laga doodin cod in loo qaado maaha

Iskari isku dayey inuu u hanjabo Ismaaciil oo uu soo kala dhexgalay Warancade

Ismaaciil oo shirka ka cadhooday oo ka sii baxay oo uu sii gelbinayo warancade

Marwo Huda Barkhad Aadan (Dhexda)



