Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

pictures of Somalia's early pilots and aviation

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

pictures of Somalia's early pilots and aviation

Postby Somaliman50 » Sat Feb 07, 2009 6:58 pm

Image

Ciidamadii Cirka Soomaaliya

Image

the great col cali mataan xaashi (AUN)

Image


Waxaan halkaan idinkugu soo gudbinaa dhowr sawir oo ka tarjumaya qaar ka mid ah marxaladihii iyo munaasabadihii xasuusta mudnaay ee C.Cirka soo maray.

1954, waa (Stinson L.5 Sentinel) oo ah diyaaraddii 1aad ee lagu tababaro afar ka mid ah shanti duuliyee ugu horreyay ee dalkeenna lagu carbiyo kana mid noqday tiirarki udub dhexaadka u noqday unkintii C. Cirka: Cali Mataan Xaashi, Cali Jaamac Cali, Maxamud Cabdullaahi Barre iyo Cabdullaahi Cilmi (Cabdulaahi Uuseey), midka shanaad oo ahaay Axmad Sheikh Macow wuxuu si toos tababarka ugu qaatay 1956dii dalka Talyaaniga halka afarta kor xusana ay tababarki labaad ee diy/ha laba matooreeyda ah ku qaateen dalka Talyaaniga 1956.

Image

Setembar 1956, qofka dharka rayidka ah labisan ee ciidanka dhextaagan waa Cusmaan Cabdulqaadir oo ah farsameyaqaankii ugu horreeyay ee dalka Talyaaniga tababar loogu diro si loo soo baro mid ka mid ah xirfadaha diyaaradaha.

Image

Safka dambe midig: Cabdullaahi Rooble Carraale�tootoo�,Cumar Ciise Max�ed, Xuseen Cabdulle Cali, Xuseen Saciid Cabdi, Axmed Sheikh Xasan�Hareed�, Max�ed Yuusuf Cali, Cali Daa�uud, Cali Cabdulle Nuur, safka hore ee kadkallooba midig: Maxamed Qaasim Cabdurabbow, Saciid Maxamed Ibraahim�Ayax�, Maxamed Maxamuud Cali �Weli�, Maxamed Nuur �Dhuudhi�, Ibraahim Cabdi Maxamed

Image

23/3/58, waa gegidii diyaradaha ee (Capo di Chino, Napoli, Italia), waa maalintii ugu horreysay ee nalgu qaado diyaarad mileteri (Savoia Marchetti 82), si aan u qabatino xaaladaha nagu cusub ee duulimaadku keeno sida yalaalugada iyo lalabada waqtigay hawadu kacsan tahay iyo sida loogu boodo dalladaha goortay ku timaado diyaaradda cillad aan laga raja qabin in la badbaadiyo oo ay timaado nin walbow nafsadaada la baxso ama �ku jirow ka bax� Safka dambe midig: Max�ed Cabdi Cilmi�Xorxorre, Cumar Macallim Cabdulle�Janiin�, Cumar Ciise Max�ed, Axmed Jilacow Maxamed �Teenis�, Cabdurabbow, Maxamed Yuusuf Cali, Axmed Maxamed Ciise�Ilgiir�, Ciise Tarambi Ugaas, Maxamed �Weli, Cabdullaahi Cabdi Camalow, M. N. Dhuudhi, Shariif Cabdulqaadir Xasan�Deekow�, arday Talyaaniya, Cali Daa�uud, Axmed Ciise Cabdi, Safka hore kadkadalloba midig:Yuusuf Max�ed Cusmaan�Tunji�, Cabdullaahi Rooble Carraale�tootoo�, Axmed Cali Aaden�Goobbe�, Maxamed Xaaji Saalax, Saciid Maxamed Ibraahim�Ayax�, Maxamed Gaaid Xasan, Ibraahim Cabdi Maxamed, Axmed Hareed iyo kan cuskan xuxulka bidixda Maxamed Haaji �Baraako�.


Image

23/03/58, bidix: waa, Xuseen Saciid iyo Hareed oo aan weli iska furin suumankii dalladaha kana so degay

Image

Maarso1958, waxaan hor taaganahay cusbitaalkii lagu baarayey caafimaadkeena. Safka hore Midig:Cumar Ciise Maxamed, Maxamed Yuusuf Cali, Ibraahim Cabdi Maxamed, Maxamed Shariif Maleele, dhakgtar, Axmed Teenis, Horhorre, Cabdurabbow: Safka dambe midig: Hareed, Dhuudhi, Cabdullaahi Cabdi Camalow

Image

27/09/58, waa farsamyaqaanitii matoorada tiblayda oo hor taagan diyaarad dagaal oo Jet ah (F-86 �Sabre� fighter bomber) seefta dirirtee duqaysa, oo maalintaas laga siiyay duruus ku saabsan farqiga u dhaxeeya matoorada tiblayda iyo kuwa jetka ah. Safka dambe midig: Xuseen Cabulle Cali, bare, Max�ed Xaaji Baraako, bare, Cabdullaahi Rooble Carraale, Max�ed Gaaid Xasan, safka hore midig: Xuseen Saciid Cabi, Saciid Max�ed Ibraahim�Ayax�iyo Axmed Sheikh Xasan�Hareed�


Image

Image

28/09/58, waa goortay noo dhammaadeen Imtixaanadii guud. Safka taagan midig. M.Q.Cabdurabbow, bare, Cumar Macallim Cabdulle, Axmed Maxamed Ciise �Ilgiir�, safka fadhiya midig: Axmed Cali Aadan� Goobbe� iyo Axmed Hareed.

Image

Midig safka taagan: Cumar Ciise Max�ed, Max�ed xaaji Saalax, Cabdullaahi Rooble Carraale, safka fadhiya bidix: Dhuudhi, Hareed iyo Ayax.

Image

Midig, Cali Daa�uud, Ibraahim Cabdi Maxamed, Xuseen Cabdule Cali, Cumar Macalin Cabdulle, Yusuf Maxamed Cusmaan �Tunji�, Maxamed Nuur Dhuudhi, Abuukar Macalin Hiraabe �Hayti� Hareed, Shariif Cabdulqadir Xasan �Deekow� Maxamed qaasim Abdirabow, Yuusuf Cali, Max�ed Xuseen Daa�uud�Xiirane�, Axmed Jilacow Max�ed �Teenis�, Cabdullaahi Rooble Carraale�tootoo�,Cumar Ciise Max�ed, Max�ed Cabdi Cilmi� Xorxorre�, safka fadhiya midig: Axmed Max�ed Ciise �Ilgiir�, Max�ed Gaaid Xasan, Max�ed Xaaji Saalax., Saciid Max�ed Ibraahim�Ayax�, Max�ed Xaaji Baraako, Cali Cabdulle Nuur, Cabdullaahi Cabdi Camalow.


Image

Luuliyo 1964, waa duuliye Ismaacil Macallin Cabdulle (Foojaar) oo wali arday ah kuna dhex jira shirka diyaarad Mir 15 ah, oo sannadihii ku xigay 1965, 1966, ay C.Cirka u noqodeen casrigii Miigga 15, 17, An 24 iyo An 2 waa samankii guuxa iyo gurxanka, hugunka iyo hanqarka, onkodka iyo gugaca, xawliga iyo xawaaraha, gabikayerka iyo jabaqceinta, waa waagii ha� hooy gaabisidaa ma gaaskiibaan kuu dhammaystirintii duuliye Xersi Booddo iyo hawl-karnimadii inj. Cumar Xasan, yaa madadkii duuliye Xaaji Xuseen Xagaafo iyo saburkii duuliye Max/ud Sheikh (dable pilote), habdhaqan wanaagii duuliye Maxamed Cuusmaan Faarax (Gaarac), daacadnimadii iyo qiiradii calan sidihii C.C. Max�ud Culusow (Ganey), waa facii C.Cirku qaangaaray oo boqolaal isugu jiray duulieyaal Iyo farsameyaqaaniin ay uga kala yimideen dalalkii Midowgi Sofiyeetiga, Talyaaniga iyo Masar.

Image

15/02/73, waa Axmed�Hareed�oo ka guddoomaya shahaado sharaf hawlkarnimo Taliyihii C.Cirka duuliye Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg) oo duuliyenimada diy/ha dagaalka kusoo bartay dalka Ciraaq sannadihii (1961-62) Midg: Cabdullaahi Cige, duuliye Max�ed weheliye Sheekhow, duuliye Yuusuf Ibrahim Xasan, duuliye Xuseen Cali Mire iyo Cabdiwahaab.

Image

28/03/88. waa dugsiga dagaalka diyaaradaha �Scuola Guerra Aerea� (Firenze, Itaaliya), Midig: Cabdullaahi A.Qorane, Maxamed Kediye �Kediyeuus�, Xasan Yare, Cabdi Aaden, Hareed iyo Abuukar Nuuraani.

User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: pictures of Somalia's early pilots and aviation

Postby Somaliman50 » Sat Feb 07, 2009 7:02 pm

does anybody have the photo or picture of col cali mataan xaashi (AUN)? if so, please share it with us on this thread :up:

User avatar
Somaliman50
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5850
Joined: Fri Oct 17, 2008 5:11 pm

Re: pictures of Somalia's early pilots and aviation

Postby Somaliman50 » Sat Feb 07, 2009 7:14 pm

no comments? :evil:

User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Re: pictures of Somalia's early pilots and aviation

Postby Demure » Sat Feb 07, 2009 7:22 pm

Abakar,

Nice pictures but sorry don't have any early Somali pilots related pictures... Where did you get all these pictures?

My dad has a lot of black and white pictures from his college and Xalane days. Some of them even include Siad Barre before he became a president.

Minneapolis Mayor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3576
Joined: Sun Jul 27, 2008 5:22 pm

Re: pictures of Somalia's early pilots and aviation

Postby Minneapolis Mayor » Sat Feb 07, 2009 7:28 pm

Image One of them is My dad :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: pictures of Somalia's early pilots and aviation

Postby Voltage » Sat Feb 07, 2009 7:34 pm

Abakar here is Col Cali Mataan Xaashi 8-)

in the middle

Image


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 108 guests