Hi macaantos. How is everybody? Moderators: Moderators, Junior Moderators

Hi macaantos. How is everybody? 


*HannaH* wrote:Haa waa balan, igu halee. Waxaan ku idhi, war fiican ayaabad sheegtay caawa, my future wife.Lol
Finally the serial dater is settling down huh? Nice to hear. Haye, gabadh kuu qalanta ma tahay![]()
Nice to hear from you too, it's nice to see a familiar face when i come back around here, kun magac oo cusub ayaa meesha ku soo biiray.
*HannaH* wrote:Cawar hahaha I know, had to kiss alot of frogs before I found my prince. Waa caadi waxaa looma baxee. Yeah do that, email me don't Pm i don't come here alot.
No kids yet by the way, now finally got the point to say yes we are ready lol..
Leyska kama dhala uun ma oogtahay? Adna sidaas ayaan kugula talin lahaa.
Everyone keeps asking tho. Horta somaalida maxaa ka khaldan?
Waxay la soo boodayaan uun why no kids yet? Inantu ma ma dhalays baa? Loool
They always assume it's the female....jaahiliin iga dhe.
Shamboo, maxaa ku haya eedo? Iska raaxayso sxb.


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 66 guests