Page 3 of 3

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 11:34 am
by Sagaashan
gaf=mistake
qaadan=taken

'i think you made a mistake and meant something else'

alla ileyn gabar yar baad aheyd. in aan afkeyga heystaa la ii qaatay :lol:

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 11:53 am
by SummerRain
No no...I meant to say toy-boy. Dee ninka hadaad 10 sano iy heey ka weyntahay maxa kalo logu yeera :lol: 8-)

Abooowe ama ka weynahay. Bal ka fiirso hadaladada...hadaad rabin inaad baxaar gasho. :mrgreen: :roll:

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 11:58 am
by eyes-only
Sagaashan wrote:toy-boy :shock: toy-boy waa qalab casri ah, gaf baan kaaga qaadan :lol:

ismahan, soomaalida qaar ey ugu baxdo tumista baa jirtaa oo ilaa habeynkii is bursada. wiliba kan seddexdii nambarna ka ma danbeyso. laakiinse hadeer aniga un baa wax ceejiya ee wax neefta igu celiya waaban rabay, saan u neefsanaayay baaba daalay :lol:

:lol: :shock: :|

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 11:59 am
by SummerRain
eyes-only wrote:
Sagaashan wrote:toy-boy :shock: toy-boy waa qalab casri ah, gaf baan kaaga qaadan :lol:

ismahan, soomaalida qaar ey ugu baxdo tumista baa jirtaa oo ilaa habeynkii is bursada. wiliba kan seddexdii nambarna ka ma danbeyso. laakiinse hadeer aniga un baa wax ceejiya ee wax neefta igu celiya waaban rabay, saan u neefsanaayay baaba daalay :lol:

:lol: :shock: :|

wa qaac kani.. :lol:

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 12:02 pm
by eyes-only
:lol: qac iyo nus by the sounds of it

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 12:03 pm
by Sagaashan
baxaar gasho :lol: :lol:

ismahan i have to force my head to make a '180 turn' as i thought of you as being old. you sound like you got the writing and read on lock about a year ago, which no small accomplishment. laakinse from your writing you will still woe me with your Somali "war haadhe, kani, wuxu muxuu ahaa' :lol:

ismahan mudug :up:

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 12:10 pm
by SummerRain
:lol: @Baxaar gaasho. Waligey baxaar ana rabin ma galin kow dheh...bal dhartibso ina adeer wadnaha ya laga qabanine. :roll:

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 12:11 pm
by HELWAA
Sagaashan wrote:toy-boy :shock: toy-boy waa qalab casri ah, gaf baan kaaga qaadan :lol:

ismahan, soomaalida qaar ey ugu baxdo tumista baa jirtaa oo ilaa habeynkii is bursada. wiliba kan seddexdii nambarna ka ma danbeyso. laakiinse hadeer aniga un baa wax ceejiya ee wax neefta igu celiya waaban rabay, saan u neefsanaayay baaba daalay :lol:

looooooooooooooooooooooooool@ habeenki is bursada :lol: :lol: :lol:

Re: Somali songs - How old were you

Posted: Fri Feb 13, 2009 12:24 pm
by SummerRain
HELWAA wrote:

:lol: