Page 1 of 2
iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:35 pm
by Mystic_Angel
........lazy monday eh?>>>maxaa cusub?
Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:38 pm
by peace-
maxaa ku daraan?
Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:39 pm
by suga_n_spice
abaa conference calls lee cusub
Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:40 pm
by Nabeela
Mystic, waan ku cayeen la'ah, laakin I'm in a good mood. Iska waran sweeite.

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:42 pm
by Mystic_Angel
wa maxay conference calls abay?
peace, maxa adiga kudaran?
fiican badan nabtunes...i see inad ii xiistay....The feeling is mutual..

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:44 pm
by Cawar
Mytique, vai a fatri fuotere.. thats me saying I missed you of course..for those who dont understand the Italian language.

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:45 pm
by peace-
Mystic_Angel wrote:wa maxay conference calls abay?
peace, maxa adiga kudaran?
fiican badan nabtunes...i see inad ii xiistay....The feeling is mutual..

naaga la'aan

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:47 pm
by Buhodle-Gurl
Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:48 pm
by suga_n_spice
mooji huuno. waa meel dadka ee iskula hadlaan.
peace. maybe hadaad u naxariisan laheeyd naag la'aan kuma heeyn laheeyn

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 5:59 pm
by Mystic_Angel
Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 6:00 pm
by siren
Hi Mystic

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 6:02 pm
by Mystic_Angel
well helloo dee my love...

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 6:04 pm
by peace-
subxanallah war yardu su'aal xumaa, oo waayo maxaa ku salaaxa baad uu bahantahay

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 6:07 pm
by Mystic_Angel
no you got me twizted walalo..waxan rabaa inad isu salaxdid adigu...

Re: iska warama maryooleey?
Posted: Mon Feb 16, 2009 6:10 pm
by GENERAL_SNM
maxa la salaaxi, ma biisad?