Ureeyso and Co.. Filimkaaga waa Gubtayee
Posted: Sat Feb 21, 2009 1:05 am
Meehi aan filihaye..faruurihii gaduudnaaye
fadhigaayge iigu keentey waase la fududatey
fahamdin ku ogaay farxadeeniyo ciyaarta
faanustii shidneeyd iyo filinkii aan fiirsahaye
filinkaa ila wadeesay
Kii faanaayoow meel fadhiiso
fuudkaa biyo waaye
Ukuntaa fuunto waaye
falfaliir cambuulo waaye
isku fuuqso meel fadhiiso
Filinkaa waa gubtayee, filnkaaga waa gubtaee
Ka fogoow xageeygee
fiirso meel ka gadmaayo filinkaagee..