Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Amirsade »

Bishaad Dhalatay ka Garo Shakhsiyadaada iyo Dabeecadahaaga Gaarka ah ......

Qofka dhasha bisha JANUARY, waa qof adag oo dhaqan ku dhegan, waa qof aan isla weynayn oo beenta neceb . waa qof horumar inuu la yimaaddo jecel oo dad la dhaqan leh iyo soo jiidasho.
Qofka dhasha February, waa bulsho waa qof aad iu deggan oo garasho badan, waa qof jecel degaanka awoodna u leh naftiisa inuu xakameeyo, waa hawl kar jecel inuu ku dhaqaaqo, waxa uu jecel yahay inuu gaadho.
Qofka dhasha bisha March, waa qof firfircoon oo dad la dhaqan leh iyo garasho, wuxuunna ku wanaagsan yahay guud ahaan xidhiidhka iyo fahanka dadka iyo dhaqamada kala duwan iyo luqadaha.
Qofka dhasha bisha April, waa qof dadka jecel oo si fudud u cadhooda, waa qof aad u foojigan oo neceb guuldarrada, inta badanna xaalkiisa ma sugna, waa qof jecel xorriyadda gaarka ah iyo xaragada.
Qofka dhasha bisha May, waa qof furfuran oo jecel dadka inuu garab qabto, waa qof aragti fog leh, nimaadsan oo horumarka jecel, wuxuu leeyahay xusuus adag, isaga oo kara inuu wax hoggaamiyo, ceebtiisu waa isagoo jecel isbeddel.
Qofka dhasha bisha June, waa qof nasiib badan oo fanka iyo degaanka wanaagsan jecel, hantida aad ayuu u jecel yahay, dhoolacaddeyntuna dibnihiisa waa la saaxiib, adeegsiga caqliga ayuu ka horreysiyaa caadifadda.
Qofka dhasha bisha July, markasta waxa qof dhinaca wanaagsan wax ka eega oo aan quusan, rayigiisa waa mid sugan, waa qof xishooda oo edeb badan, wuu saaxiibo firfircoon leh, waa qof hal abuurka ku wanaagsan oo naftiisa ku kalsoon iyo arrimihiisa oo idil jecel inuu isaga la yimaaddo, wuxuu dayacaa inta badan caafimaadkiisa.
Qofka dhasha bisha August waa qof rayigiisa ku adag oo aan tanaasulin, dadka oo dhanna khayr iyo wanaag ayuu la jecel yahay, feejignaantiisa aya badan, inta badanna waxa uu jecel yahay dhar qurux badan inuu xidho, haddii uu shaqeeyo ama busaaradeysan yahay.
Qofka dhasha bisha September waa qof xishood badan oo akhlaaq wanaagsan leh, waa qof garasha leh oo caadifadda deganaansho u horseeda, jecelna tallaabo khaldan in aannu ku tallaabsan, waa qof daacadda oo beenta neceb nidaamka iyo xaragada jecel.
Qofka dhasha bisha October, waa qof maskax wanaagsan oo cilmiga jecel ama waa qof adag oo canaad badan oo si fudud u qancin, wuxuu jecel yahay arrimaha inuu gacan keliya ku wada qabto oo isku kalsoon mana jecla arrimihiisa gaarka ah in la fara geliyo.
Qofka dhasha November waa qof doonis adag leh, damiirkiisuna nool yahay, kaas oo dhakhso u jecel inuu qoys yeesho, ciyaarahana aad u jecel, waa qof daacad ah oo iskaashiga jecel, jecelna inuu danta guud ka horreysiiyo dantiisa gaarka ah, waa qof jecel meel qudha in aannu ku nagaanin, isla markaana aan meel waxba dhigan.
Qofka dhasha bisha December waa qof doonis adag leh oo waxyaabo badan u dulqaata, waa qof aad u foojigan, isla markaana farxadda aan ka tagin beentana aad u neceb, waa qof jecel wax kasta inuu ka sal gaadho aadna u hinaaso badan, kaas oo dhulka is dhiga, xaragadana aad
User avatar
Munique05
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2746
Joined: Fri Jul 11, 2008 12:57 pm
Location: mininka Hooyada drinkin qaxwo

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Munique05 »

Qofka dhasha bisha May, waa qof furfuran oo jecel dadka inuu garab qabto, waa qof aragti fog leh, nimaadsan oo horumarka jecel, wuxuu leeyahay xusuus adag, isaga oo kara inuu wax hoggaamiyo, ceebtiisu waa isagoo jecel isbeddel.
Last edited by Munique05 on Mon Feb 23, 2009 5:38 am, edited 1 time in total.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Goljano Lion »

Qofka dhasha bisha October, waa qof maskax wanaagsan oo cilmiga jecel ama waa qof adag oo canaad badan oo si fudud u qancin, wuxuu jecel yahay arrimaha inuu gacan keliya ku wada qabto oo isku kalsoon mana jecla arrimihiisa gaarka ah in la fara geliyo :up: :up: THAT IS ME
User avatar
LaQaNyO
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1785
Joined: Sat Aug 09, 2003 7:00 pm
Location: If sins had an odour would you be sitting alone?

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by LaQaNyO »

Did you make this up according to the people you know?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Executive »

Goljano Lion wrote:Qofka dhasha bisha October, waa qof maskax wanaagsan oo cilmiga jecel ama waa qof adag oo canaad badan oo si fudud u qancin, wuxuu jecel yahay arrimaha inuu gacan keliya ku wada qabto oo isku kalsoon mana jecla arrimihiisa gaarka ah in la fara geliyo :up: :up: THAT IS ME

October = The month of Kacaanka. The person who wrote these is describing Said Barre :lol:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Hyperactive »

kathaba monajimoona walow sadaqo!!
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Cawar »

hyperactive wrote:kathaba monajimoona walow sadaqo!!

Lol. Some ppl really believe in this crap.
User avatar
black velvet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4976
Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by black velvet »

I like reading about star signs I don't particularly believe in them I just like how they describe peoples personalities. It makes you question what you really are like.

The future/daily horoscopes are just shyte though.
User avatar
Gifted
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6753
Joined: Wed Dec 05, 2007 2:41 am
Location: Neverland

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Gifted »

Qofka dhasha bisha May, waa qof furfuran oo jecel dadka inuu garab qabto, waa qof aragti fog leh, nimaadsan oo horumarka jecel, wuxuu leeyahay xusuus adag, isaga oo kara inuu wax hoggaamiyo, ceebtiisu waa isagoo jecel isbeddel.
:|
User avatar
black velvet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4976
Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by black velvet »

Gifted wrote:

Gifted...did you understand that :P
User avatar
Gifted
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6753
Joined: Wed Dec 05, 2007 2:41 am
Location: Neverland

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Gifted »

black velvet wrote:
Gifted wrote:
Qofka dhasha bisha May, waa qof furfuran oo jecel dadka inuu garab qabto, waa qof aragti fog leh, nimaadsan oo horumarka jecel, wuxuu leeyahay xusuus adag, isaga oo kara inuu wax hoggaamiyo, ceebtiisu waa isagoo jecel isbeddel.
:|
Gifted...did you understand that :P
I think I got the gist, let me break it down, then you can help me. :mrgreen:

Qofka dhasha bisha May= person born in the month of may :lol:
waa qof furfuran oo jecel dadka inuu garab qabto= is an open person that likes to help others
waa qof aragti fog leh= okay, I think this literally means someone that thinks about the bigger picture
nimaadsan oo horumarka jecel= ???
wuxuu leeyahay xusuus adag= has good memory
isaga oo kara inuu wax hoggaamiyo= has the capability to...errm start things :lol:
ceebtiisu waa isagoo jecel isbeddel= their one shame is that they like change :|
User avatar
black velvet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4976
Joined: Tue May 22, 2007 12:53 pm

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by black velvet »

lool That is actually quite good :up: :mrgreen:

nimaadsan (foreign to me) oo horumarka jecel = Likes progress

isaga oo kara inuu wax hoggaamiyo = Leadership potential

I can't believe I learnt my language on Snet :lol:
surrender
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11194
Joined: Tue Jan 29, 2008 6:42 am
Location: "raganimo ninkaagii nacasnimo maxaa baday"

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by surrender »

Qofka dhasha bisha October, waa qof maskax wanaagsan oo cilmiga jecel ama waa qof adag oo canaad badan oo si fudud u qancin, wuxuu jecel yahay arrimaha inuu gacan keliya ku wada qabto oo isku kalsoon mana jecla arrimihiisa gaarka ah in la fara geliyo.
:|
Captain24
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6716
Joined: Tue Aug 05, 2008 3:05 am
Location: In between the two "B's" Burtinle and Bacaadweyn: Xarfo

Re: Bishee dhalatey-Horoscope: af-soomaali ah

Post by Captain24 »

Amirsade wrote:

Qofka dhasha bisha August waa qof rayigiisa ku adag oo aan tanaasulin, dadka oo dhanna khayr iyo wanaag ayuu la jecel yahay, feejignaantiisa aya badan, inta badanna waxa uu jecel yahay dhar qurux badan inuu xidho, haddii uu shaqeeyo ama busaaradeysan yahay
Very Close!!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”