Alla BADANAA!!!!!!!!!!
Posted: Tue Feb 24, 2009 8:19 am
London Marfishyaal Badanaa
Dadka dhex fadhiyaa badanaa
Qaad Badanaa
Cigaar Badanaa
Shiisha Badanaa
Xanjo badanaa
Raga sheeko badanaa
Qeeylo badanaa
Buuq badanaa
Qabyaalad badanaa
Qosol badanaa
Hadal Siyaasadeed badanaa
Xanaaq badanaa
Dagaal ka danbeeyeey, badanaa
Dhiig badanaa
Iga raali noqo, badanaa
Heshiish badanaa
Marqaan badanaa
Huurdo la'aan badanaa
Is rog rog badanaa
Fakir ku badanaa
Dhidiid ku badanaa
Kacsi gu badanaa
Dadka dhex fadhiyaa badanaa
Qaad Badanaa
Cigaar Badanaa
Shiisha Badanaa
Xanjo badanaa
Raga sheeko badanaa
Qeeylo badanaa
Buuq badanaa
Qabyaalad badanaa
Qosol badanaa
Hadal Siyaasadeed badanaa
Xanaaq badanaa
Dagaal ka danbeeyeey, badanaa
Dhiig badanaa
Iga raali noqo, badanaa
Heshiish badanaa
Marqaan badanaa
Huurdo la'aan badanaa
Is rog rog badanaa
Fakir ku badanaa
Dhidiid ku badanaa
Kacsi gu badanaa



