hadii aan nahay ururka burcad badeeda soomaaliyeed aad ayaan uga xunahay in soomali isdisho. waxaan cawo iyo maalin bada udhex joognaah waa in aan khayraadka laguran oo sun lugu daadin bada. Dadka biriga joogo waa in ay joojiyaan dagaalka macno la'aanta ah oo ay wadaan. hadalkaan waxaa jiri Cabdullaahi dhagacade oo ah afhayeenka burcad badeeda soomaaliyeed.
Look at this Hypocrites. burcad badeed advocating for peace




arresting illegal foreign vessels since 1993 
