Markay ka shkeekeyneysey..Weelka ay ku gurto dishwasherka ayey tidhi: Mindiyaha isagaan uga tegaa si uu u maydho...
Markaasaan idhi" OO ma inta aad weelka intiisa kale oo dhan maydho (either in the dishwasher or handwash) ayaad dhowr mindiyood isaga u dhigtaa...si uu u meydho?
Naagtaas waa naag wax baratay, ninkeedu waa nin isna mutaclim ah, labadooduba shaqo aad u fiican bay haystaan, guri weyn iyo baabuur qurxoon bay haystaan, they look like dad aad isu jecel...
Laakiin Ilaa iyo hadda dhowrkii mindiyood ee ay haweyneydo kaga tegeysey sink-kiga si uu u dhaqo hadhowto...weli waan fahmi la'ahay...Hana ila yaabina..waxoogaa badownimo ayaa jirtaa oo dhankeyga ah..
I know dadka badahooda inaan la gelin...hase yeeshee...weli waan yaabsnaahay...




Aabbahaa haddii uu jikada galana wax ay raganimadiisa u dhimeyso maba jirto.I undertsand back in Somalia men didn't have a space in the kitchen at all. Aniga aabbahay Jikada wuu galaa..Not that he does any chores but he is not the type that says "Nin baan ahayoo jiko ma gelayo.