Su'aal?
Markii aan Europe iyo America qaxootinimada kasoo dalbanaynay, Kawarama hadii aan inta utagno Malawi aan kudhahno waxaan rabnaah in Europe iyo America aad nagaysaan? Ma dad waalan baynu u Ekeen lahayn Mise Dad fayow? ama hadii aad haraadsantahay oo aad ogtahay meesha ay biyuhu kaajiraan, kawaran hadii aad inta aado meel cidlo ah aad inta cirka fiiriso tiraahdo biyo ayaan ubaahanahay?




