Xarumaha Jimicsiga Iyo Jidh-dhiska Oo Magaalada Hargeysa Ku Soo Baddanaya
http://ramaasnews.com/news.php?readmore=277
Moderators: Moderators, Junior Moderators






MzunguMweusi wrote:Sidhaan ingiris kuqor walaal
"Ururada xuquuqda aadamiga ee ku bahoobay Hargeisa Protection Monitoring Network waxay ugu baaqayaan hay’adaha caalamiga ah ee u dhaqdhaqaaqa xuquuqda carruurta in ay ku soo biiraan diidmada xukunkan maxkamadda Gobolka Hargeisa oo lid ku ah xeerka caalamiga ah ee xuquuqda carruurta, shareecada islaamka iyo dastuurka qaranka Somaliland, sidaasi darteed hay’adaha caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha waxanu ka codsanaynaa in qareeno caalami ah loo qabto dhiban marxuumad MUMTAZ JAMA HASSAN. Sidoo kale Gudida Ilaalada Xuquuqda Aadamiga Geeska Afrika waxa uu ugu baaqayaa Qaramada Midoobay iyo Hay’adaheeda Takhasuska Gaarka u leh xuquuqda carruurta iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee daneeya arimaha xuquuqda dhalaanka in ay xukuumada Somaliland iyo masuuliyiinta xukuumada Somaliland ee dalka dibadiisa u baxa ku oogaan ku oogaan dacwad ku saabsan xadgudubka iyo cadaala darada lidka ku ah dhiban marxuumadan MUMTAZ JAMA HASSAN. "
blease?


Cali_Gaab wrote:Abdi, which program did you use to translate or did you ask a family member?
We al know your af somali is equal to bollox


MzunguMweusi wrote:Abdikarim ..... Lol, ok that's enough indeed.![]()
![]()
Thank you



Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 17 guests