Moderators: Moderators, Junior Moderators

Ureysoo wrote:War Ma Aniga Ba Misa Islaanti Sado Ali, Ba Hees Hore "Baxsaneey Daraada" Lahaan Jirtay. Oo "Daraada" Ma Hargeysaay Beey Oo Badaleeyn Xiligaan, Cajab Iyo Fajac .....


Mr.Wise wrote:Ureysoo wrote:War Ma Aniga Ba Misa Islaanti Sado Ali, Ba Hees Hore "Baxsaneey Daraada" Lahaan Jirtay. Oo "Daraada" Ma Hargeysaay Beey Oo Badaleeyn Xiligaan, Cajab Iyo Fajac .....
Ureyso Magaca wala Suit you, Heestan adi wey kaa weyn tahay hees la badalay ma ahan macaanta ee chill


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 21 guests