Anigu runtii waan iska kiin caaya , coz there's no other way I can keep you all at bay, laakin waxaan raba wanaagiina.
Markaad aragto waxaan RIGHT ahayn, STAND and SPEAK up..wax kasta la iskama follow gareeyo.
Maalintey waxani caadi inoo noqoto, ha lagu kala dareero, wax inoo ma hadhin.




