Friday, March 13, 2009 - 10:14 AM
Yahuuda oo dhaq dhaqaaqooda kawada Dhanka Somaliland wanaajiyayna Xiriirka Tikreega iyo Somaliland ka dhaxeeya.
Yahuuda ayaa waxa ay kamid yihiin dhibaatada ugu weyn ee qeybta ka ah dhibaatada heysata Qaaradda Afrika, iyadoo sidoo kale qaaradda Afrika ay ka leeyihiin Yahuuda dano gaar ah.
Yahuuda iyo Tikreega xiriirka ka dhaxeeya ayaa ah iyadoo Tikreega ay isku heystaan Yahuuda madow halka kuwa Tel Aviv deganna ay yihiin Yahuuda cad
Tusaale ahaan 17-kii August 2008-da ayaa Banaanbax weyn o dhacay ayna isku soo baxeen 1500 yahuud oo asalkooda Tikree ah ay ka cawdeen go’aan Maxkamadda Yahuuda ay soo saartay kadib markii lagu arkay tahriibka yahuuda Itoobiyaanka ah oo batay, waxaana ay kudhawaaqayeen Yahuuda Tikreega ah “Israa’iil waa umad mid ah, waa Yahuuda cad iyo kuwa madow oo wada jira”.
Hadaba Koox yaduud ah oo joogta Addis Ababa ayaa wanaajiyay xiriirka ka dhaxeeya Itoobiya iyo Somaliland, waxaana sidoo kale si toos ah loogu soo xiray Somaliland Mas’uuliyiin katirsan Yahuuda iyaga oo aad u daneynaya Yahuuda in Dekedda Barbar ay aad u isticmaalaan marka ay Itoobiya wax u keenayaan.
Hadaba Somaliland ayaa waxa ay u fududeeyaan Yahuuda agabka ay ku isticmaalaan Dekedda Barbara halkaasi oo Yahuuda ay si aad ah wax uga soo degsadaan sida lasoo xaqiijiyay, waxaana Somaliland iminka taageero weyn ay ka heysataa Yahuuda oo xiriirkooda ay wanaajisay Yahuuda Madow ee Itoobiya
Soomaaliya ayaa la ogsoon yahay in faragelin shisheeye aysan ka marneyn taasi oo sababteedu ay leedahay qolooyin shisheeye oo fowdo dhinacooda ka wada si danahooda aysan u bur burin, waxaana kamid ah Yahuuda hawlaha ay iminka ku heysato Somaliland gaar ahaan dekedda Berbera.
Xigasho: Qaadisiya
walahi a few days ago i was talking on paltalk saying somaliland wa inay xidhiid fiican la yeelata dalka isreal and daahir rayaale should visit Tel aviv more then england iyo usa see telaviv xiidhiid wanaagsan oo wada jiir ah aya naga dhexaya and that would work and even our livestock wa inay Reer isreal iibsadaan
Intii bay soo qorreen war ileen tan oo kalle



