gaalkii madooba
markuu isa soogadiyay maanta
go"ocashadii horoo xasuustay
iyo guuldaradiigaadhay
soomaalaa kale go"odoolaha
buu lahaa midba dhinac gayso
guulana kuma gargaarin
gardaradaa badheedhkee
ee in aan nalaga guulaysa ebedkeen
baanku soo gunaanaday
guyaal iyo guyaal
dowladdii soo gaadhay
waxay nala gorfeeyeen
dagaal geesigood hadhine
anaguna gadaalma eegnee
horaan gaalka jabinaaye
gayigaya majoogo
nin aan gaalka jibinayne
ee inan nalaga guulaysan ebedkeen
baan ku soo gunaanaday.
muqdishoo laisku geeyabay
kala go"odoonsheene
adiis oo orod la iskula galaan
goor dhaw noqon doonta
muslimiinta oo gulaysataan
galab dhaw filayaaye.
goobtaan fadhiistaan
nin ragi iga gees hadale
ee in aan nalaga guulaysan ebedkeen
baan ku soo gunaanaday.
alshabab ma gooyeen
xadhigii geedi oo xidhaye
go"aan kiisa ahaa
in aan nala gumaadaaye
geesiyadaad ogaydbaa
maanta gaal u gacan galaye.
bakhtigii tegreegaa laga guraa
warshadaha geesihiisa.
ee in aan nala gulaysan ebedkeen
baan ku soo gunaanaday




Gabaygaan yaa tiriyey?