Re: RIP to my heros
Posted: Tue Apr 14, 2009 4:29 pm
Gaalada in ey qabiilistoyaal yihiin, bal maxaa ugu jira geedkaan maraykanka doontiisa, ilaahoow adigaa weyn. Waa sidaas kuligood, hadii mid gaal ah wax ay ku dhacdo meel fog oo sidii zimbabwe oo kale, kuligood ayaa isla booda. Waa yaab.