Moderators: Moderators, Junior Moderators
does it go like this:is ok. the guy sounds bre old though.
now that we talking about songs, i didnt wona make thread about this but does anyone know the guy who sung the somali song called gacantaada midig? i love that song just dont sung it thanks!
Hundurmeedii owaraad wal yaable haaytee
Hufeeytoo kooytey xaanshoo iinsheentey
Huburowtii geeraad hartii lasiiyeey
Hadigii ley dhiman maa habartiisa nagiteey
Hadigoo lokooy taftey kii hiroo
hakaboo kijeeyee warshee mahaaynee
ha haabsidee lan jeen le haan horley kurooree
hiriley huriyaaw hogoli bidaaso hareedi jiiftoo
heelaa badiinshoo maaba lin hisaabanee
hiriley huriyoow hiriley huriyaao
hiriley huriyaaw hogoli bidaaso hareedi jiiftoo
heelaa badiinshoo maaba lin hisaabanee
barbaarki heesoy gaalii horaayoo oorkii lamaalow
gugubobi leytii habshandhin dhowaasoo
heela hadiijee haamoo ulaasoo
huburoow li roogtoo huburoow li roogtoo
gurigoo oraadis nunugoo ka haaytoo
dooyki hagaas jey haalkin miseenee
hareeri dheerkii heraari saagtey hambalo ki roogti
laamogi haboogti hoos fadheedi ameel hunbooyow
hortey li sheeney wal ha ii dhowaayi
hubrowni kooytey ha I baalfadheeti
hergala bariida salaam mahaaynee
adablaagi hoojey hogala jimaaytey
wal hun misheegne jawaab ma haayne
hadal uurki yaaloo afkaa hadiiya is haayi waaytee
hagare hunbaawi hidi geed nugeela
hambi soor ma ee heraay wan ma eeh hoobidi baleyaa
reer beledki haalshey madal iin hirtiita siley baa haaytee
ani iin halaayto iidow ma heetoo warshe mahaaynee
nai miki humaayow hoola lahaayi hoola lahaayi maah
ani maki hilmaamow hooy magi ma ee ani miki hilmaamow
muhundurow ma hergalaaw muhunduraw ma hergalaaw adii hortey roogdee
ani miki humaayow ani maki halaayow ani miki hilmaamow
warkey mahaaynee
hilimoodin rumaawase hakabo inguure maahinee hamar miroogow
Fadlan usoo dir sixitaanka sixid@somalilyrics.net
Kambuli,
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 60 guests