Page 1 of 1

To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:22 pm
by Executive

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:23 pm
by Executive
laf dhabarta adhaxda iyo
unugyada dhiigee jiidhka
laxaadka intiisa kale
adimadii celinayaay

jacalykii waayo arag
astaantii lagu xusaay
ubucda beerka iyo wadnaha
adaaa masalaha dhigtoo
kaligaa kugu aaminee
cid kale looma ogolaa


afadii dhibta ila martee
samikra ila qaybsataay
amaanada dhawrtaa eey
balanta ila oofisaay
abaalkaad iga mudnay
waligay ma iloobayoo
qalbigaad ku abuurantee
ogow ruuney ogow
adaan ifka kuu jeclahay.


aroortii cir onkaday iyo
udgoonkii gufaacadaay
xareedii i oon tirtiyo
raxmadaan ku il doogsadaay
asaaskii udub dhigiyo
aqalka tiir isu hayaay
siday u wiilshu ilmaheeda
eegmada ugu laxawsataa
uurkuu nugul seexatoo
cid kale looma ogolaa

ijabadaan ka aflaxaay
ilayska nuur daalacshaay
xubnaha jidhka unugiyo
ruxaad ku aroortayoo
iridka sababada degtoo
cid kale looma ogolaa

afadii dhibta ila martee
samikra ila qaybsataay
amaanada dhawrtaa eey
balanta ila oofisaay
abaalkaad iga mudnayd
waligay ma iloobayoo
qalbigaad ku abuurantee
ogow rakasey ogow
adaan ifka kuu jeclahay.

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:25 pm
by Somalian_Boqor
8-)

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:27 pm
by sadeboi
Are you in love dude??

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:27 pm
by Babygirl-
laf dhabarta adhaxda iyo :heart:
unugyada dhiigee jiidhka :rose:
laxaadka intiisa kale :kiss:
adimadii celinayaay :rose:

jacalykii waayo arag :heart:
astaantii lagu xusaay :rose:
ubucda beerka iyo wadnaha :kiss:
adaaa masalaha dhigtoo :heart:
kaligaa kugu aaminee :heart:
cid kale looma ogolaa :rose:

Love this song... :up:

Inadeer jaceeyl ma ku hayoo! :P

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:31 pm
by SummerRain
I am in love too.

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:32 pm
by Ka darag
Lol I wish I could understand it properly. :lol:

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:33 pm
by sadeboi
Ismahan123 wrote:I am in love too.



Your a married somali..no such thing as love...

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:34 pm
by Cali_Gaab
Chow, now i've really seen it all :lol:

From Abdiwahab's weekly love topics to Helwa's sexual references.

But this case is the mother of all mothers.

Ismahan, how can you be in love with your husband?

Wasn't he Majerteen?

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:36 pm
by Ka darag
Cali_Gaab wrote:Chow, now i've really seen it all :lol:

From Abdiwahab's weekly love topics to Helwa's sexual references.

But this case is the mother of all mothers.

Ismahan, how can you be in love with your husband?

Wasn't he Majerteen?



Loooooooooooooooooooooooooool @ chow.....she can only be in love with certain cllans? :lol:

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 4:57 pm
by SummerRain
Gaboow,

Offcourse you can be in love with your husband

My "husband" is whateva qabil you want him to be sweetheart. :kiss:

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 5:04 pm
by SummerRain
sadeboi wrote:
Ismahan123 wrote:I am in love too.



Your a married somali..no such thing as love...


Ma ada arooskaygi joogtay? :lol:

Besides, I truly believe a married couple can still me madly in love.

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 5:37 pm
by LaQaNyO
Aww..

Jaceyl rocks :up:

Re: To a special lady

Posted: Sat May 09, 2009 7:02 pm
by Executive
Daruuraha Hilaciyo, Dayax Nuur Ayaad Tahaay :rose:

http://www.imeem.com/people/cVoXi3O/mus ... -hilaciyo/