Mejeerteen berri hore baan sheegay
Markay ogadenka la joogaan cardka kabalalax bay isticmaalaan
Markay warsangalyga la joogaan cardkan Habarjemejeerteen bay isticmalaan
Markay dhulbahantaha la joogaan cardkan Hartigey isticmalaan
Markay puntland joogaan cardka Maxamud selebaan bay isticmalaan
Markay Jigjiga joogaan cardka koombe bay isticmalaan
Markay Hawiyaha la joogan cardka jebertigay isticmalaan wanay qataaan raisal wasaraha
