Moderators: Moderators, Junior Moderators

AbdiWahab252 wrote:ADiga lamo sac ka dib ba walal kegi ba qadka MSN so gala.

Voltage wrote:Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay?![]()

Ayub21 wrote:Voltage wrote:Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay?![]()
sxb, soomaalida badankooda ayaa maal iyo dadba ku leh xamar waa magaalo madaxda soomaaliya hadeey xamar cidna koo joogin waxaa iska tahay a nowbody ama a nomad

Ayub21 wrote:Voltage, Xamar waxaa kadhacay wixi dadka filanaayeen. taas oo eh in Maraykanka bada iyo cirka ka duqeeyo goobihi eey joogeen al-shababa. waxaa ku dhintay mucaarad badan oo isku jiro somali iyo ajinabi. waxaa lagu dhaawacay amiirka al-shababa Mr godane waxaana lasheegay in dhawaca dartiis ku geeriyooday.

Ayub21 wrote:Voltage, Xamar waxaa kadhacay wixi dadka filanaayeen. taas oo eh in Maraykanka bada iyo cirka ka duqeeyo goobihi eey joogeen al-shababa. waxaa ku dhintay mucaarad badan oo isku jiro somali iyo ajinabi. waxaa lagu dhaawacay amiirka al-shababa Mr godane waxaana lasheegay in dhawaca dartiis ku geeriyooday.

Voltage wrote:Oo sxb yaa Xamar cid u dagantahay bay kula tahay?![]()

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 15 guests