HutuKing01 wrote:Ayub21 wrote:Voltage, Xamar waxaa kadhacay wixi dadka filanaayeen. taas oo eh in Maraykanka bada iyo cirka ka duqeeyo goobihi eey joogeen al-shababa. waxaa ku dhintay mucaarad badan oo isku jiro somali iyo ajinabi. waxaa lagu dhaawacay amiirka al-shababa Mr godane waxaana lasheegay in dhawaca dartiis ku geeriyooday.
I heard of this mysterious blast which i think the americans did it but that ameerka kufaarta shabaab died from his wound is really BREAKING NEWS. Hopefully it is true
hutuking, why don't the news websites write about this history? its big think American going in to somalia again? i knew America and the world would not let al-shababa bring their war to Alaska





