Page 1 of 1

Shiid. Jid Marehan's still used

Posted: Fri May 22, 2009 2:58 pm
by CoolPoisons
Sidoo kale aaga H/wadaag iyo agagaaraha Bakaaraha, Geed Jaceyl iyo Jid Mareexaan waxaa loo xil saaray sarkaal sare oo ka tirsanaa Maxkamadihii islaamiga oo lagu magacaabo Sheekh C/llaahi Tabliiq, inkastoo markii dambe uu dhaawacmay.

http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=30

Fagax use to be called Koshin Fagax then Marehan Fagax and now Fagax

the hutus call Jid Marehan now Aden Adde but most still call it Jid Marehan