Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

850 Ahlu Sade Wal Jama get weapons in Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

850 Ahlu Sade Wal Jama get weapons in Mogadishu

Postby CoolPoisons » Sat May 23, 2009 3:01 am

Madaxtooyadda Villa Soomaaliya Oo Ay Ka Socoto Hub Qeybin Baaxad Leh

Wararka saaka ay warbaahinta Gedonet.com ka heleyso xarunta madaxtooyada Villa Soomaliya aya sheegaya in laga bilaabay hubeynta xoogaga Ahlusunah si ay uga qeybgalaan dagaalada socda ee ay dawlada kula jirto mucaaradka. Xarakada Ehlu Suna ee ku nool Gobolka Banadir ayaa si toos u sheegey in ay ka qayb qadanayaa dagaalada ka socda caasimadda dalka soomaliya gaar ahaan magaalada mqudisho.

In ka badan 850-maleeshiyaad Ehlusunah ayaa saaka hub looga raray xarunta madaxtooyada hubkaas oo u badan qoryaha AK47 iyo BKM, iyo rasaas aan xad lahayn waxaaan ay wararka aan heleyno ay sheegayaan in ay ku qeybsan doonaan mowlac diimed kooxda Ahlusunah ay ku leedahay Muqdisho. Ehlusunah ayaa ah wadaado dhexdhexaad ah kuwaasi si weyn awood ugu leh qaybo ka mid ah gobolka banadir.

Horjoogayaal caan ka ah wadada Ehlusunah oo aan horey looga baran in ay is hubeeyaan ayaa saaka la arkayey iyago hub raraya . Wadadan ayaa dagaalo qaraar ka kulmey kooxaha dawlada ka soo horjeeda kuwaasi oo u galeen meelo badan oo ka tirsan gobolodda konfureed ee soomaaliya. Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay xarakada Ehlusunah oo ku aadan is hubeynta ay is hubeynayaan.

Hubeynta ay dawlada hubeyneyso maleeshiyadka Ehlusunah ayaa ah mid ay damacsanyihiin in ay kaga horgeyaan xoogaga mucaaradka gaar ahaan xoogaga Al-Shabab oo ay hada dagaalo kula jiraan gobolada dhexe dalka Soomaaliya, Waxaa cadaan in Ehlusunah ayaa dhawr jeer dagaalo kaga awood roonadeen xarakoyinka dawladda ka soo horjeeda ayna dileen ajaanib la garab ahayd xarakooyinka dawladda ka soo horjeeda.

Maleeshiyaadka saaka ay dawlada hubeysay oo u badan dhalinyaro duruus diini ah ka raacan jirtay Masaajidyada ayaan la aqoon aaga laga agaal galin doono laakin waxa ay warar sheegayaan in loo diri doono gobolada ay dagaalka ka wadaan . Dawlaad Soomaliya ayaa u u muuqata in ay sameyneyso qaab walba oo ay kaga adkaan karto xoogaga ka so horjeeda inkastoo wali aanay luudin awooda mucaarajka oo aad u culus.

Ugu dambeyntii hubeynta la hubeeyey maleeshiyadan aya xaalada ka sii dhigaysa mid faraha ka baxda , waxaana somalia uu hubka gacanta u sii galayaa kooxo cusub . Dadka odoroosa xaalada ayaa soo bandhigay fikrad ah in Somalai ay gaari doonto meel aan laga so celin xaaladeed sababo hubka oo si aad u sii galaya gacanta shacabka iyo urur diimedyada, arrintani ayaa waxaa walaac ka muujiyey guud ahaan shacabka ku nool gobolka banadir kuwaasi oo sheegey in dagaaladu sii daba dheeranayaan mar hadii la hubeeyo dad shacab ah.

http://www.gedonet.com/index.php?news=5657

Enzo_
Posts: 19
Joined: Thu May 21, 2009 11:35 am

Re: 850 Ahlu Sade Wal Jama get weapons in Mogadishu

Postby Enzo_ » Sat May 23, 2009 3:03 am

Bring them on

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: 850 Ahlu Sade Wal Jama get weapons in Mogadishu

Postby CoolPoisons » Sat May 23, 2009 3:04 am

Enzo_ wrote:Bring them on


^^ COSTA DOTN U GET FOCKING TIRED

COME TO PALTALK NOW

Enzo_
Posts: 19
Joined: Thu May 21, 2009 11:35 am

Re: 850 Ahlu Sade Wal Jama get weapons in Mogadishu

Postby Enzo_ » Sat May 23, 2009 3:05 am

Who is Costa

User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29187
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: 850 Ahlu Sade Wal Jama get weapons in Mogadishu

Postby Voltage » Sat May 23, 2009 3:17 am

Cool for the last time sxb stop calling them "Ahlu Sade".


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 74 guests