Ururka Alshabaab ayaa sheegtay Mas'uuliyada weerarkii ismiidaaminta ee maanta lagu qaaday xarun ay leeyihiin Ciidamada Milateriga oo ku taal Xaruntii Keydka Shidaalke oo u dhow Dugsiga Tababarka School Polizio, iyadoona weerarkaas ismiidaamin ay ku dhinteen ilaa lix askari iyo ruuxii is qarxiyay.
Col. Cusmaan Cagey oo Warbaahinta kula hadlay halkii qaraxa ismiidaaminta ka dhacay ayaa Saxaafada tusiyay ruuxii is qarxiyay, kaasoo ay ka muuqdeen calaamadihii sida Suunka, waxaana jirkiisa ahaa mid gubtay, Laakiin sarkaalka ayaa saxaafada tusiyay waxyaabo aan qarxin sida Gumacyo laga helay gaariga.
Telefishinka Al-Jazeera oo soo xiganayay Xafiiska Warbaahinta Alshabaab ayaa lagu sheegtay mas'uuliyada weerarka qaraxaas, isla markaana ruuxii fuliyay uu ahaa Soomaali.
Ninka is qarxiyay ayaa magaciisa lagu sheegay C/qaadir Xasan, waxaana meesha laga saaray war ka soo baxay Maamulka Gobolka Banaadir oo ahaa ninka fuliyay qaraxa inuu ahaa Ajnabi, sida uu Saxaafada u sheegay Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Banaadir C/fataax Shaaweeye.
Weerarkan Ismiidaaminta ayaa ahaa kii u horeeyay ee noociisa lagu qaado Ciidamada Dowladda, iyadoona qaraxyada ismiidaamin horay lagula beegsan jiray Ciidamada Shisheeye.
To see pictures: http://www.jowhar.com/main/news.php?readmore=58
“And whoever kills a believer intentionally, his recompense is Hell to abide therein; and the Wrath and the Curse of Allaah are upon him, and a great punishment is prepared for him”
[al-Nisa’ 4:93]
"Indeed, whoever (intentionally) kills himself, then certainly he will be punished in the Fire of Hell, wherein he shall dwell forever", [Bukhaaree (5778) and Muslim (109 and 110)].
Abu Hurayrah (may Allaah be pleased with him) narrated that the Prophet (peace and blessings of Allaah be upon him) said: “Whoever throws himself down from a mountain and kills himself will be in the Fire of Hell, throwing himself down therein for ever and ever. Whoever takes poison and kills himself, his poison will be in his hand and he will be sipping it in the Fire of Hell for ever and ever. Whoever kills himself with a piece of iron, that piece of iron will be in his hand and he will be stabbing himself in the stomach with it in the Fire of Hell, for ever and ever.” Narrated by al-Bukhaari, 5442; Muslim, 109.
It was narrated from Thaabit ibn al-Dahhaak (may Allaah be pleased with him) that the Messenger of Allaah (peace and blessings of Allaah be upon him) said: “Whoever kills himself with something in this world will be punished with it on the Day of Resurrection.” Narrated by al-Bukhaari, 5700; Muslim, 110.



