Xoogaga Ahlusunna oo hubkii ay ka qaateen Khawaarijta ku digrinaya+sawiro
Wabxo 27 May 2009 Waagacusub Media.
Mujaahidiinta Ahlusunna Wal Jameeca ayaa lagu arkay jiidda hore ee Tuuladda Wabxo iyagoo xadrooyin ka qaadaya,kuna hubeeysan qoryo u badan BKM-yo oo ay ka furteen kooxaha Khawaarijta .
Muuqaalka aad arkeeysaan waa dagaalyahanadda Ahlusunna oo isu diyaarinaya inay Jihaad ugu baxaan goboladda dhexe ee Somalia gaar ahaan Mahadaay iyo Jowhar oo ay joogaan Khawaarijta Ahmed Godane hogaamiyo.




