Page 1 of 1

Ma Ogtahay!

Posted: Mon Jun 01, 2009 12:04 pm
by kambuli
Wax adiga kula fudud ayaad Shirk ku geli kartaa :!:

Salaad ayaad la tukatay, xididkaa( in-laws)..Kolkaasaad is tidhi, iska giiji shaqalada oo si qurux badan u tuko, adiga oo iska dhisaya xididka.... :!: :!: :!:

Bal qabso oo waa Shirk.... :!:

I hope my language is not too hard for the young English speaking kids :up:

Re: Ma Ogtahay!

Posted: Mon Jun 01, 2009 12:11 pm
by Rightwing
Gartay.

Re: Ma Ogtahay!

Posted: Mon Jun 01, 2009 12:13 pm
by Jamac_Yare
haye walal waan ka qatay :up:

Re: Ma Ogtahay!

Posted: Mon Jun 01, 2009 5:33 pm
by kambuli
Rightwing,

Gartay is not enough..Waxay ahayd inaad tidhaahdo" Garanay oo ruugney" dhega waa ku sidee :!:

Jaamac yare,

Good :up:

Re: Ma Ogtahay!

Posted: Mon Jun 01, 2009 5:58 pm
by foolxume2005
waryaa ilaahay yaqaan oo umada nabi maxamed ah? hadaad xididkaa la tukatay amxaad nooga sheegi?