Al shabaab are not even good at propagating false information.
Where was Caweys for the past couple of years? In Eritrea right ?
So if he is getting help from the Eritreans , why shouldn't those be considered xabuush as well?
no2/The vast majority of Somalis supported Al shabaab for nationalistic reasons.
Now that Ethiopia has withdrawn and left Somalia, everybody was expecting them to join the political process and work towards peace..right?
WRONG! Marka gartii ayay sisay al kalaabtu?
Gartii ninki xabashiga aha bay siiyeen , waxayna ku siiyeen , xabishigu berigu Somaliya soo galay bu yidhi " Raggan wax la'la hadli karayo ma' aha , weligood na istaagi maayan, intaaney dabka dhinaceena Ethiopia qabadsiin , aynu isku celino e inagu daaya ."
Garta na waxay dhinac uga mareen , dhaqankooda asal ka ah baa pushtun ah , SOMALI kuwan yaryar e qoriga sida weeye e , Peshawar ba laga xukuma bahasha
Gudhu dambe oo aynu ka maqli karno " Xabashi baa soo gashay waddanki !" jiri mayso .
Wakaa !
Inkaarta halkan jirta AL SHABAAB bay ku magac dheertahay .