
Moderators: Moderators, Junior Moderators





Ina Baxar wrote:War waxan jaanjaanka horta maxaa i soo hor istaajiya nimanyow?
War ma Somalia ayay raggu intey mid isku fuulan kolba habeen laga carari jiray naagta markey uur yeelato ?
Ma nin Somali oo ninkii dhalay aan garanayn baad aragtay adigu ?
Meel walba maddax adayg iyo dood ha la soo istaagina , jaanjaan foqaal jaanjaan miidhan weeye waxan meeshan jooga.
Ma wasmada ayaan halkan ku baranay baan idhi , mise garac la iska dhalay baan ka hadlaya ??
Damn !





Grant wrote:This has always mystified me. If there is no meher, what qabiil, if any, do the kids belong to? Are they qabiil lacaan?


Ina Baxar wrote:War nimanyow maxaan tolow ka yeela nimankan ?
Meeshan Voltage-kaas cunaha ku dhego ba , Xogsade ayaa soo istaagaya![]()
Wax u sheegi maayo , dadka ka qaban maayo ..wu isa soo barbar taagaya uun
ya?





Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 10 guests