Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

123 Killed In Wabxo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

123 Killed In Wabxo

Postby Somalian_Boqor » Sun Jun 07, 2009 1:36 pm

123 Killed In Wabxo :shock:

123 ku dhintay dagaalkii Wabxo
7 Jun 7, 2009 - 8:13:52 AM

Hay'ada Elman oo ka mid ah hay'adaha xuquuqda aadanaha ka shaqeeya ee saldhiga ku leh Muqdisho ayaa maanta oo Axad ah baahisay in dagaalkii guriceel ay ku dhinteen 123-qof oo u badan dhinacyadii dagaalamayay.

War qoraal ah oo ay hay'adan kasoo saartay Muqdisho ayay ku sheegeen in 120 ka mid ah dadka ku dhintay dagaalkii Wabxo ay ahaayeen maleeshiyooyinkii u dagaalamayay dhinacyada Islaamiyiinta ah.

Sidoo kale hay'adu waxay sheegtay in dhaawacyada dagaalka ka dhashay ay intaan ka badan yihiin, lana gaarsiiyay Isbitaalada Guriceel iyo Ceelbuur, balse warbixinteeda kuma faahfaahin in dagaalka ay saraakiil ku dhinteen iyo in kale.

Gudoomiye ku xigeenka hay'ada Cali Sh. Yaasiin [Fadhaa] ayaa warbixintan ku sheegay inay ka heleen hay'ado ka howlgala gobolada dhexe oo iyaga la shaqeeya, kuwaas oo uusan magacyadooda carabka ku dhufan.

Dhaqaatiirta Isbitaalada Istarliin ee degmada Guriceel iyo Isbitaalka Ceelbuur ayaa sheegay inay weli soo gaarayaan dhaawacyo isbitaaladaas, kuwaasoo ku dhaawacmay dagaaladii u dhexeeyay islaamiyiintii ku hardamay Wabxo.

Deegaanka Waxbo ayaa waxaa hada gacanta ku haya kooxda Al-shabaab oo kaashanaysa kooxda Xisbul Islam, waxaana jira dhaqdhaqaaqyo ciidan oo labada dhinac ay wadaan, kuwaasoo u muuqda inay dagaalo cusub dhexmari karaan.

Saraakiil u hadlay labada dhinac ayaa xaqiijiyay in dagaalkii ka dhacay Wabxo uu ahaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ay abid galaan, waxaana dhinac walba uu gaarkiis u sheegtay inuu tiro badan ka dilay dhinaca kale.

Dagaalkii ka dhacay Guriceel ayaa noqonaya kii ugu khasaaraha badnaa ee maalin keilya ka dhaca deegaano ka tirsan Gobolada dhexe ee Somalia, waxaana dagaaladii horay u dhexmaray labadan dhinac ku dhintay dad fara badan.

GAROWE ONLINE

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 63 guests