Page 1 of 1
Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:20 pm
by kambuli
Anagaa aragnay....Why do we have to be exposed to these two women kissing

Why is Somalinet promoting this stuff..
I don't care if it is a cartoon or not...

It is irritating...
I am just fed-up

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:22 pm
by FAH1223
the ads pop up when people talk about kissing, relationships, and all that other balaayo
Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:23 pm
by kambuli
Fah,
Balaayada waan is idhi waa pop-ups laakiin dee yaaba ka hadlay wax is dhunkaday iyo wax is taabtay toona

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:23 pm
by HELWAA
Maxaa is dhunkanaya..i dont see anything..
Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:24 pm
by kambuli
Ma Ilaahaybaa kugu og

Anigu every minute waa igu soo baxaan

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:26 pm
by FAH1223
kambuli wrote:Fah,
Balaayada waan is idhi waa pop-ups laakiin dee yaaba ka hadlay wax is dhunkaday iyo wax is taabtay toona

Use Firefox to block pop ups

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:27 pm
by Ka darag
wat r u talkin about??? u r seeing things in ur head i think

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 1:31 pm
by HELWAA
kambuli wrote:Ma Ilaahaybaa kugu og

Anigu every minute waa igu soo baxaan

Waxaan o maleenaya waxay ku xiran tahy mesha aad dagan tahy...right now i only see this
TB and Malaria Solutions with no pic.
Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 2:35 pm
by kambuli
Kadarag,
Ceeb

Maxaa madaxayga gelin kara naago isi saaran
Helwaa,
Whenerever I click on the reply button or whenever I sign in they are there
Fah,
We don't mess with what programmes the system have..
Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 2:37 pm
by Hyperactive
i dont see it alhamdullilah and im udsing explorer.

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 2:51 pm
by LaQaNyO
Aniga all I ever see is Somalinet Singles

and the odd TB Malaria add

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 3:02 pm
by Addoow
hyperactive wrote:i dont see it alhamdullilah and im udsing explorer.

Good for you,you sound like a wadaad!! lol
kambuli
I see no harm if you saw two girls kissing,you already heard and even saw them in real life,so naga daa bahasha hanagu soo tuurin ehe.
Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 3:37 pm
by kambuli
Addow,
Horta waan ogahay inay waxaasi jiraan. Laakiin Ilaahay weli indhaha iima saarin

Hase yeeshee, bal malayso adiga oo xafiiskaagii fadhiya oo mar walba laba naagood(Cartoons0 oo dusha iska saaran ay kasoo baxayaan screenka...
Ma waalan tahay, adiguba saas maad jeclaateen inay kugu dhacdo eh...

Re: Balaayo
Posted: Thu Jun 11, 2009 4:13 pm
by Addoow
Kambuli
Ma jeclaan lahayn adigana kula ma jecli ma garatay,I have zero tolerance to these stuff,bal nin iyo naag is saaran la gartaye,maxaa naago is daba dhigay,same goes for the men,it is disgusting.
