Moderators: Moderators, Junior Moderators

Addoow wrote:1.waxaad sheegtaa ninbaa salaad tukanayay,markii uu salaadii dhameeyay oo uu "asalaam calaykum dhinac u jeestay" ayaa waxaa ka furantay naagtiisa,haddana dhinacii kale ayuu ku jeestay ,salaadiina way ka burtay! sidee ku dhacday?
2.waxaad sheegtaa magaalo cagaar ah,dhexdeena gaduudtahay,dadka ku noolna ay madow yihiin?.

J/k 

Addoow wrote:babygirl,this is girlie ridddle,you should try it.
waxaad sheegtaa wax markii la soo gado oo guriga la keeno madow ah(black),markii la isticmaalayana gaduud ah(red),markii laga dhameestana cadaan "white" ah.![]()
hint
no hint.![]()
nomad
do you have a riddle,somali or non somali?

Babygirl- wrote:Nomad u had like 3 mins to look @ the answer.![]()
Addoow maa aniga calacaala mise waxban karbasha..

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot] and 56 guests