Page 1 of 1

Hawiye are being killed like rats

Posted: Fri Jun 19, 2009 11:26 am
by AhlulbaytSoldier
War goor dhow na soo gaaray ayaa xaqiijinaya in dagaalkii galabta ka dhacay Degmada Kaaraan uu ku geeriyooday Xildhibaan Maxamed Xuseen Caddow oo loo yaqaanay Eng. Caddow.

Warka ayaa intaa ku daraya in Xildhibaan Eng. Caddow uu ku dhintay dagaalka,hase ahaatee lama xaqiijin karo inuu dagaalka ka qeyb galayay,inkastoo uu maalmihii la soo dhaafay ka mid ahaa Mudanayaashii Baarlamaanka ee ka waday W/Muqdisho abaabulada dagaalka.

Geerida Xildhibaankan oo ka mid ahaa siyaasiyiintii iyo hogaamiye kooxeedyadii,ayaa noqoneysa dhabar jab kale oo Dowladda ay wajaheyso,iyadoona shalay qarax ismiidaamin lagu dilay Wasiirkii Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi, maalin ka horna uu dagaal ka dhacay Hodan ku dhintay Taliyihii Ciidamada Booliska G/Banaadir Cali saciid.

Wixii warar ee ku soo kordha kala soco wararkeena dambe

Hoyga wararka Somaliyed
www.Jowhar.com
Jowharcom@hotmail.com
Jowharcom@gmail.com


I blame on the warlords of hutus and those amongst them hutus who do nothing but work on the disunity of the clan.

Re: Hawiye are being killed like rats

Posted: Fri Jun 19, 2009 11:46 am
by Cinque Mtume
Must suck that u had a chance to rule the country in 1991, but didn't have the brains to share power even amongst urselves and now look at u guys.



:lol:

Re: Hawiye are being killed like rats

Posted: Fri Jun 19, 2009 11:52 am
by CoolPoisons
Hawiye wey u dhamaatay

out of baroordiiq, im not gonna call U Hutus for 1 week

Re: Hawiye are being killed like rats

Posted: Fri Jun 19, 2009 11:53 am
by Cinque Mtume
I feel sorry for them too, I wish you guys the best, xaaladiina ma fiicna. Not just now, but for a long time to come.