idaacad ku hadasha afka Amisom oo la furayo
Posted: Thu Jun 25, 2009 2:19 pm
I thought the gov was finished off,so what is the point? 
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
Marxuumiinta iyo Maraaxiimta qabuuraha naga dhagasyanoow, halkani waa Radio AMISOM oo aad ka dhagaysanayaan moowjadaha ridada gaaban iyo kuwa dhaadheer ee gantaalada Madfaca 10ka, 12ka iyo 13ka kiilo mitir gaara” hadalkani waa kajinka KismaayoNews oo markale iyo marwalbo idiin ifineysa mugdiyada qaranka kusoo food leh .
hanqadh wrote:Marxuumiinta iyo Maraaxiimta qabuuraha naga dhagasyanoow, halkani waa Radio AMISOM oo aad ka dhagaysanayaan moowjadaha ridada gaaban iyo kuwa dhaadheer ee gantaalada Madfaca 10ka, 12ka iyo 13ka kiilo mitir gaara” hadalkani waa kajinka KismaayoNews oo markale iyo marwalbo idiin ifineysa mugdiyada qaranka kusoo food leh .
![]()
![]()