Page 2 of 2

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!

Posted: Fri Jun 26, 2009 4:35 pm
by 1_londoner
loool. Really.

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!

Posted: Fri Jun 26, 2009 4:39 pm
by Diyeeshaha_Tolka
Beer-Dilaacshe wrote:
Diyeeshaha_Tolka wrote:dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..

Waa iska caynkaa sxb....... Diyeesha_Tolka Inaar bal adigaa tolka ahe Wasiirnimada doono :up:

wasiirnimo waan doonan lahaa laakiin alshabab yaa iga qabanaayo murtad iyo magac baas ayey ii bixinayaan.

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!

Posted: Fri Jun 26, 2009 4:42 pm
by Beer-Dilaacshe
Diyeeshaha_Tolka wrote:
Beer-Dilaacshe wrote:
Diyeeshaha_Tolka wrote:dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..

Waa iska caynkaa sxb....... Diyeesha_Tolka Inaar bal adigaa tolka ahe Wasiirnimada doono :up:

wasiirnimo waan doonan lahaa laakiin alshabab yaa iga qabanaayo murtad iyo magac baas ayey ii bixinayaan.

:lol: Al-Shabaab Nimankaasaan waa runoo lala heshiinayn!