Page 1 of 2
Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 3:59 pm
by Beer-Dilaacshe
Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa waraaq ay qoreen isku ceebeeyay, ...Waraaqdaas oo dhamaan ay spelling-ka ama xarfaha ay wada khaldeen!!....Cid walbaa ha khaladdo Af-Soomaaliga iyo qoraalkiisa, laakiin ma aanan filayn in
Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare oo ah wasaaraddii dhawri lahayd iyo darkii laga cabi lahaa luqadeenna hooyo ay khalad sidan u weyn gelayso.
Qoraalkii ay wasaaraddu soo saartay, laguna baahiyay bogagga Internetka, kuna saabsanaa tartan loo gelayo deeq waxbarasho, ahaana hal bog oo ku soo baxay warqadda leh loogada rasmiga ah ee wasaaradda, waxaa ku jiray khaladaad aan u cuntamayn cid kasta oo Soomaali ah oo damiir leh, masiirka dalkeedana u danqanaysa. Bal ila arka inta khalad ee ku jira qoraalkan:

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:03 pm
by shaamboo
looool i think ciyaalkaan mareekanka iyo westren europe ku dhashay aa qoreen ahahah
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:06 pm
by Beer-Dilaacshe
Shaamboo
Waar wasaaradda hiddaha iyo Tacliinta sare, ayaa waxaa qoray caqligayga waabay geli la' dahay!!!!!!!!1
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:07 pm
by shaamboo
Beer-Dilaacshe wrote:Shaamboo
Waar wasaaradda hiddaha iyo Tacliinta sare, ayaa waxaa qoray caqligayga waabay geli la' dahay!!!!!!!!1
sxb taacliin sare aad sheegee tacliin hoose meesha ma taal
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:09 pm
by 1_londoner
Yes, I wrote that. It was mostly typos laakiin...

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:11 pm
by Beer-Dilaacshe
1_londoner wrote:Yes, I wrote that. It was mostly typos laakiin...

oo adigu ma Soomaali baad qortaa??????

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:12 pm
by 1_londoner
Haa Hey...
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:13 pm
by Beer-Dilaacshe
shaamboo wrote:Beer-Dilaacshe wrote:Shaamboo
Waar wasaaradda hiddaha iyo Tacliinta sare, ayaa waxaa qoray caqligayga waabay geli la' dahay!!!!!!!!1
sxb taacliin sare aad sheegee tacliin hoose meesha ma taal
Sxb waa damiir xumo! kii miyiga laga keenay ayaa la odhanayaa Cumar halkan ii fadhiiso oo wax iska mal maluuq!
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:14 pm
by shaamboo
1_londoner wrote:Haa Hey...
haa heey
shaqal dheer
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:15 pm
by Beer-Dilaacshe
1_londoner wrote:Haa Hey...
Waaryaa Londoner_1 Inaar ma inaga hubtaa?...... meesha ha inagu cawarine!
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:20 pm
by Diyeeshaha_Tolka
dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..
Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:25 pm
by Beer-Dilaacshe
Diyeeshaha_Tolka wrote:dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..
Waa iska caynkaa sxb....... Diyeesha_Tolka Inaar bal adigaa tolka ahe Wasiirnimada doono

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:26 pm
by shaamboo
Diyeeshaha_Tolka wrote:dhibka weyn ayaa waxay tahay wasiiir walba wuxuu shaqaale ka dhigtaa dhalinyaro uu adeer u yahay ama abti uu yahay ee dadka laguma shaqaaleeyo xaga aqoonta..
sxb that is somali way living . remember siyaad did that but made u sure that there was someone else around .
laakiin these guys indho bacaad ku shuboow ay wadaan

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:31 pm
by Beer-Dilaacshe
shaamboo wrote:1_londoner wrote:Haa Hey...
haa heey
shaqal dheer

Macalin baad tahay

Re: Waar bal Ceebtan eega!!!!!!!!!!
Posted: Fri Jun 26, 2009 4:33 pm
by shaamboo
sxb i hope he will know what shaqal dheer is ahahha