sexy-kitten......
Dear sis...yeah somaliga ayaan dadka baraa i can teach u...if u can pay the price....if u know what i mean....just kidding....
Adanna.....
how could you

.......ehehehe dont worry cuz anigu dadka wax caaya cay uguma jawaabo....
mizz_chief....
waxaan ka hadlayey BBC TV ga waxaan filayaa inaan iri ka daawaday....Lord BBCsomaliga miyaa la daawadaa waa la dhagaystaa ....waxaan kor ku qoray (( KA DAAWADAY BBC2) hadaadan aqoon waxaa jira janaalo laga soo daayo uk oo mid ka mida la yiraahdo BB2...
Uraysoo.....
you are really something girl.....waxa kaliya aan ku oran karo waa...ilaah ayaa maskax fiican ku siiyey iyo dabci fiican..... and ur nick name should be Brainy Girl
