Runta marka loo dhabbo galo Soomaalidu ma kala maar mayaan!!
Bal u fiirso adduunyadan aynu ku noolnahay Nuclear baa la isla dhacay oo haddana laga heshiiyay, oo si yar la isku saamaxay!
Soomaalidu markay haddlayaana waxaad moodaa dad caqli ilaahay ku manaystay, haddana aan dantooda garanayn!
Bal anigoo aan hadalka waxba idinku daalin arimahan ila fiiriya, intii caqli leh uunbaa fahmi kartee
Tusaale: Somaliland waxay taagan tahay waa nala xasuuqay wax raali gelin ahna haba yaraatee nalama tusin.... markaa xaq maaha Inaanu dadka xasuuqa yagii dafirsan dib ula midowno!
Somalia na inteeda kale may tusin Somaliland wax macquula oo lagula midoobo!.
Somaliland maanta waa dawlad, xag walba ka dhisan, oo xoog milatary iyo muruqba leh, cidina caabin karin,.. laakiin hadday sidaa tahay yaa xasuuqqi karaba iminka ee ay ka baqayaan!!!!! ??/
.....intaa haddii aan ka gudbo Soomaalidu siyaabo badan bay ku midoobe karaan tusaale ahaan iyagoo kala gobola ah haddana tusha United ka ah laakiin Somaliland, Somalia, Djibouti, Ogadenia etc mid walba gaarkeeda isu maamusha!






