Moderators: Moderators, Junior Moderators



CoolPoisons wrote:yaa maqlay Maahmaahdas


CoolPoisons wrote:shamboo ball ii waran. Ayamahan xagee ka dhacday.


Rightwing wrote:(German Library) ayaan ku arkay maah maahdaas iyo kuwo lamida in 2003. Waxaana soo qoray nin German ah mudo hada laga joogo 200 sano. Xitaa waan soo copy gareeyey inkastoy iga lumeen. Ninkaasi wuxuu isku dayey inuu ku qoro afsomali like:
Wahaa la yidhi wahaa jiri jiray....similar to hyper

CoolPoisons wrote:Rightwing wrote:(German Library) ayaan ku arkay maah maahdaas iyo kuwo lamida in 2003. Waxaana soo qoray nin German ah mudo hada laga joogo 200 sano. Xitaa waan soo copy gareeyey inkastoy iga lumeen. Ninkaasi wuxuu isku dayey inuu ku qoro afsomali like:
Wahaa la yidhi wahaa jiri jiray....similar to hyper
^^ lol waa maahmaah jirtay. oday wayeel baa mar ii sheegay. waan naxay. laakin qof ii micneen kara maahmaahdas baan doonaya

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 30 guests