Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Re Balanbale help refugees from Mogadishu

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re Balanbale help refugees from Mogadishu

Postby CoolPoisons » Fri Jul 10, 2009 11:12 am

Dadka ku nool degmada Balanbale oo gacan gurmad u muujiyay walaalahooda Muqdisho ka soo barakacay.

balanabal-(GMN) Qaar ka mid ah barakacayaasha ku sugan nawaaxiga Magaalada Balanbal oo xaaladooda Caafimaad iyo nololeed laga soo deyrinayay waqtiyadii ugu danbeeyay ayaa haatan la sheegayaa in loo bilaabay howlo ku aadan gurmad iyo gar gaar qaar ka mid ah dadka ku dhaqan Magaaladaasi ay u fidinayaan.



Sida ay ku waramayaan Mas’uuliyiin ka tirsan Odayaasha Dhaqanka ee Magaaladaasi ayaa waxa ay sheegeen ka sokoow gacanta ay ka helaan Ha’adaha Samafalka oo gaabis ah oo aan wax badan ku tarayn baahidooda ayaa waxa ay sheegeen in ay haatan ay guntadeen sidii ay aqaadi la haayeen ololo dadkaasi ay ku gar gaarayaan.



Waxaana qaar ka mid ah Odayaashu ay ka sameeyeen Taakulo aruurin gudaha Magaalada iyo Masaajida, iyadoona Barakacayaasha halkaasi ku sugan ay sii siyaadayaan.



Waxaana suurto gal ah bay yiraahdeen in barakacayaasha halkaasi ku sugan ay ku soo kor dhaan kuwo kale oo ka yimaada deegaano ka baxsan dalka Soomaaliya gaar ahaan ismaamulka Soomaalida ee Ethiopia ay maamusho.



Mid ka mid ah Odyaasha Dhaqanka ayaa waxa uu sheegay in ay wax u qabanayaan dadka barakacayaasha ah ee ku sugan degmada Balanbal ee G/Gaduud, isgoona sheegay in kol hore ay biyo dhaamis u sameeyeen barakacayaasha halkaasi ku sugan.



Sida uu sheegay Mas’uulkan waxaa sidoo kale jira dad farabadan oo ayagana ku sugan deegaano ka baxsan degmada Balanbal oo qaar kood ay awodi waayeen in ay soo gaaraan halka ay haatan ku suganyihiin qoysaska kale ee barakacayaasha.



Waxaana jira deegaanada haatan ay ku suganyihiin dadkaasi in ay ka marteen baraagihii iyo meelihii ay biyaha ka heli jireen taasina ay suuro gal noqonweysay in halkaasi lagu daayo ,waxaana qaar ka mid ah Maamulku uu qaaday talaabooyin ay halkaasi biyo ugu gaarsiinayaan qoysaska barakacayaasha ee kusugan degmada Balanbal ee G/Gaduud.



Ma ahan markii ugu horeysay oo qeylo dhaan ay ka soo yeerto dadka barakacaayasha ah ee ku sugan nawaaxiga Magaalada Balanbale iyo kuwa ayaguna ku harsan deegaanada hoosyimaada Magaaladaasi laakiin waxaa haatan socda ololo ay sheegayaan dadka deegaankaasi in ay wax ugu qabanayaan barakacayaasha ku sugan deegaanada hoosyimaada Magaaladaasi



X-Shabelle

Gedoonlinenews@gmail.com

http://www.gedoonline.com/?p=4775

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Re Balanbale help refugees from Mogadishu

Postby Babygirl- » Fri Jul 10, 2009 11:15 am

Mashalaah.. :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 71 guests