Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

This girl was on a mission

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30834
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

This girl was on a mission

Postby Khalid Ali » Sun Jul 19, 2009 8:06 am

Booliska Boorama oo Haweenay 33 Jir ah ku Qabtay Khamri iyo Xashiishad Wada Socda


Borama (Jam)-
Sidana waxa Jamhuuriya u xaqiijiyay taliyaha Saldhiga dhexe ee Borama Muuse Cabdillaahi Hanfi oo Jamhuuriya ku marti qaaday gudaha saldhiga dhexe, isaga oo taaliyuhu sheegay inay khamrigan qabteen ka dib markii ay heleen war gurmad lagaga dalbanayo ciidamada Booliiska si ay u gacansiiyaan gaadhiga qamriga siday oo ku rogmaday goolada Sheekh Yuusuf oo wax ka yar 5km u jirta magaalada Borama.


Taliyaha oo arrintaas faahfaahinayaa waxa uu yidhi; “Markii aan goobta gaadhnay waxaanu ugu tagnay khamri lagu soo shubay caagadaha biyaha iyo Xashiishad kale oo loo soo duubay sida Cuudka oo kale.”
Ciidanka saldhigga dhexe ee Booliiska magaalada Boorama, ayaa xalay gacanta ku dhigay khamri qiyaastiisu dhan tahay 89kg iyo Xashiishad wada socda oo ay wadatay Haweenay Magaceedu yahay


Suleekha Cabdi Cawad oo da’adeeda lagu qiyaasay 33jir kaasi oo lagu waday gaadhi noociisu yahay Surf numberkiisuna yahay 32313, kaasi oo ka yimi dhinaca Hargeysa.


Waxa kale oo uu taliyuhu intaasi daba dhigay in gaadhigan ay waday Suleekha Cabdi oo kaliya isla markaana uu shilgalay, Taliyuhu waxa uu sheegay in caafimaadka Haweenayday uu fiican yahay isla markaana ay dhakhaatiirtu cadeeyeen in wakhtigii ay shilka gashay ay uu maankeedu doorsoonaa.


Sida uu Taliye Muuse u xaqiijiyay Jamhuuriya ayaa haweenaydan waxa ay u sheegtay Booliiska inay u shaqayso hayada UNHCR markii laga waayay aqoonsigii hayadaasna waxa ay markale ku dacwootay inay u shaqayso hayada UNICEF, isaga oo Taliyuhu cadeeyey in aanay hay’addahaas u shaqayn, kana timid Norway oo ay dalka fasax ku joogtay, waxa kale oo ay sidatay oo aan ka helnay Cajalado CD-yo ah aad tiro badan oo aanu taliyuhu xusin waxa ku duuban, isaga oo xusay in ay sida ugu dhakhsaha badan maxkamad u horgaysn doonaan.


Haweenaydan ayaa waqtigii Jamhuuriya booqday saldhigga Borama hoos fadhiday geed cidhif ku yaalla oo loogu talogalay inay maxaabiistu hadhsadaan maalintii, waxana ay ku hadlaysay Luuqada English-ka, iyada oo aanay noo suurto galin aanu wax waraysi ah la yeelano

Harti55
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 660
Joined: Thu May 21, 2009 4:25 am

Re: This girl was on a mission

Postby Harti55 » Sun Jul 19, 2009 9:11 am

GOD BLESS THE DUTCH WEED :up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 76 guests