Diyaaradaha Faransiiska oo xalay oo dhan dul heehaabayey Suu
Posted: Mon Jul 20, 2009 10:14 am
Diyaaradaha Faransiiska oo xalay oo dhan dul heehaabayey Suuqa Bakaaraha iyo agagaarihiisa Waxaa maalintii 2aad si xawli ah qeybo ka tirsan degmada Howlwadaag iyo Hodan ka soconaya qax iyo barakac xoogan, waxaana la tilmaamay in dadkan ay yihiin kuwo aad uga baqanaya guuxa diyaarada Faransiiska oo baadigoo xoogan ugu jiray 2-dii Sarkaal ee Faransiiska haa.
Xaafadaha u dhow dhow Suuqa Bakaaraha ayaa saakay lagu arkayaa haween iyo caruur fara badan oo ka fir xanaya aagaasi iyagoo sita alaabtooda, kuwaasoo aad uga qaxaya.
Dadka deegaanka Hodan ayaa waxa ay ku sheegayaan in ay iyaga xalay oo u adkeesan waayay guuxa diyaarada Faransiika oo joog hoose ku socda kuwaasi oo mararka qaar daarayay leer aad u iftiin badan .
Dadka ka cararaya Guuxa diyaaradaha Faransiiska ayaa ah kuwo u qaxaya Deegaanada u dhow dhow Magaalada Muqdisho, kuwaasoo abaaraya siada Ceelsha Biya iyo Afgooye .
Maalinimadii shalay ayay aheyd markii uu Ra'iisuul Wasaarah Soomaaliaya Mr Sahrma'arke oo ku buuriyay Xukuumada Faransiiska ay ay Saraakiisha Faransiiska ah ay ku soo badbaadiyaan tilaabo Militari .
Waxaa sare u kacay qiimihii lagu raaci jiray gaadiidka isaga kala goosha Muqdisho iyo deegaanada ku dhow, waxaana la sheegayaa in ay jiraan dad aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha lagu kordhiyay gaadiidka .
Laakiin su'aasho waxa weeyaan Xukumada Paris ma ku najixi doontaa in ay ragaasi tilaabo Militari ku soo furato mase Al-Shabaa ayaa ku guuleesan doonaan in ay gooracaan ragaasi .
France must avenge these agents if the terrorists kill them.