Re: what's ur point of view?
Posted: Thu Jul 23, 2009 5:57 pm
Enlightened~Sista wrote:ma nin cusub baad la saaxiibtay? ineel maalmahan lagu waayeeye
maanta waad iska nacnacleedahay ma istidhi?!
fiiri abaayo, if u don't have anything worth sayin keep ur opinions to urself. aniga iyo adiga xishmo baa inaga dhaheysa, let me know if u want to change that.