[quote="mizz_chief"]
gogo and libaax whats the matter people.... gogo no favourtism, SSM kullaha naa aamus, suuqa ha iska xidhin...
i only care[/quote]
Mizzy..SSM men are the BEST babe and u know it
...And sooqaygu bare hore ayoo xidhmaay, the day lugg claim me as a wifey ayaa suuq igu danbaysaay..
Psssssssssss i've done my share of u know what..but he doesnt need to know still..
[/quote]
Bal hada intan yarna iga hoo
Hoheey hoheey maanaa googarad faanshey
Hoyga foolxumada maana durbaan u tumay
Amaan aanaad u qalmin ma kugula dul kufey
Mid'aan kaam la odhan jirin ma la xisaabtamey
Gabadh taan u haystayee weli hoos ma isu eegtey
Guunyahay garabka weyn leh anaa qaldamey
Gacal baan ku moodayee sorry googarooy
Googaraadaadan jawaanka la moodo
Gacan yaa ku salaaxi kara
Guracan iga dheh
Waataayee wax ka gur hadaba, maanagaa SSM'ta keeney