abdisamad3 wrote:DR-YALAXOOW wrote:it was al shabaab who chased out the xabashi your sheikh fled the battlefield and was saved by americans now he is being used by the kafirs to fulfill their lost couse..
and you cant deny just a month ago shariifs goverment was beggin the ethiopian to return...you see you cant cover up the truth..your blinded by qabiil hatred..
waxaad uu socota sidi wax indho iyo dhagahaba laga xiray..ilaahey ha ku caafiyo..
No it was not absoluty not that al shabaab chased out ethiopians. al shabaab was tottaly failure. they were cowards.
al shabaab did not captured from ethiopians not even one singel town.
lets start beginning of ethiopian war. the biggest wars. like(dagaalkii DAYNUUNAAY AND IIDAAALE)
dagaalkii iidaaale and daynuunaay 99% people who were figthing was maxaakiimta islaamiga( not al shabab) and ordery somalis mostly from mogadishu and former ciidankii qalabka sidey.
al shabaab sida taariikhda ku xusan dagaalkii iidaaale iyo daynuunaay ee askartii ugu badneeyn ethiopianka uga dhinteen qiyaastiii 3000 ethiopian ayaa dagaalkaas lgu diley. al shabaab dagaalkaas weeynaa kama aysan qeyb qaadan.
al shabaab did not took part of iidaale daynunaay ar. all shiishkabaab leader like sheydaan late ceeyroow. abu mansoor. fuaad shongole and other khawaarijits they never been aaga dagaalka ee iidaale.
second dagaalkii weeynaa ee 9ka maalmood socdey mogadishu ee diyaarada helikobterka ethiopianka laga soo ridey. dagaalkaas waxaa ñlagu dagaalamayey magaca HAWIYE. dadka dagaalamayeyna waxay ahaayeen 99% hawiye WAXAANA dagaalka hogaaminayey AXMED DIIRIYE. afhayeena u ahaaa. ciidanka dagaalamayey waxay ahayeen maxaakiimta.
AL SHABAAB sida ceeyroow fuleyga s shongole XAAR TURKI KHAWAARIJ KALE waxay u dhuunteeen gobolka galgaduuud RAASKAMBOONMI ayey iska raaxeysanayeen.kuna dhuumaaleysanayeen shayaadiintaas
ka dib iidaaaale daynuunaay and dagaalkii xamar 9 maalmood ma uuusan dhicin dagaal weeyn.
al shabaab COWARDS HOOBIYAYAAL ayey ethiopian ku tuuri jireen 99% hoobiyaha al shabaab wuxuu ku dhici jirey innocet soomalis in xamar.
al shabaab ONE SINGEL KM kama aysan qabsan ethiopians.
warshada baastada ayey 150 askari kaliya ethiopian ah ka qabsan waayeen aal shabaab 2 sano fuleynimadooda
al shabaaab dhamaan goobihii axmaarada jogtey xamar ilaa baladweyne ilaa baydhabo singel place kama aysan qabsan.
AL SHABAAB DHAMAAN MAGAALOOYINKA AY QABSADEEN WAXAY KA QABSADEEN OTHER SOOMAALIS.
KISMAAYO WAXAY KA QABSADEEN BARRE HIIRAAALE
JAWHAR WAXAY KA QABSADEEN MAXAAKIIMTA ISLAAMIGA
BAYDHABO WAXAY KA QABSADEEN XAABSADE xitaa ethiopianka markii ay joogeen uma soo dhawaann jirin magaalada markii ay baxeen ayey yimaadeen fuleynimo awgeed.
al shabaab waxya weerar ku qaadeen soomali musliliim ah GUURICEEEL alxamdulilaah waa jabeeen
waxay weerareen baladweyne waa jabeeen
al shabaab lama haayo meel ay ETHIOPIAN ka qabsadeen ama ka xureeyeeen
ETHIOPIANKA SOMALIA WAXAA KA XUREEYEYA ALLAH KA SOKOOW SH SHARIIIF iyo nuur cade iyo mujaahidiinta maxaakiimta islaamiga iyo shacabka xamar iyo gobolada degga.
al shabaab COWARDS meel ONE KM AXMAAR KAMA QABSAN. waa fuleyaaal shayaadiin ah.