Page 1 of 1

Good news

Posted: Tue Jul 28, 2009 7:24 am
by Khalid Ali
Aljerian Troops Arrive Mogadishu

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saaka ay ka soo dageen garoonka Aden Cadde saacadu markay ahayd 08:30 Aroornimo ciiidamo ka tirsan Midowga Afrika. Saaka Aroortii ayaa waxaa la arkay diyaarado dagaal oo ka soo degaya Muqdisho kuwaas oo lagu sheegay in ay keeneen ciidamo ka tirsan dalka Aljeeriya iyo Ugandha.

Ilo wareed ku sugan Garoonka Aden Cadde oo la soo xiriiray wariyaha Halgan.net ayaa sheegay in saaka soo dageen 150 askari oo aljeeriya u dhashay waxaana ay keenaysaa kuwa kale isla maanta.

Madaxweynaha DFKM Sh Shariif Sh Ahmed ayaa sheegay shalay in ciidamada Midowga Afrika intii dhinayd ay si dhaqso ah ku imaan doonaan.

Re: Good news

Posted: Tue Jul 28, 2009 10:39 am
by Somali-Transporter
Is This what you call good news..

shame

Re: Good news

Posted: Tue Jul 28, 2009 10:40 am
by Khalid Ali
yes very good news :mrgreen:

sh dalxiis can dalxiis for a longer time

Re: Good news

Posted: Tue Jul 28, 2009 10:44 am
by Somali-Transporter
Dalxiis is better then war..

Khalid snet warlord..

Badnews for dadka somaliyeed