Moderators: Moderators, Junior Moderators
Qof ma aragtay aad ku odhanayso sii daacad ah " walle , oo xaggey ka dhacday arrintaasi ?"
oo kugu jawaabaya " hebel waydi isaga ku sheegi e !"
Somalidi qabyaaladi ba maskaxda ka wastay .
Mid baad ku odhanaysa " war halkaa igu sii tuur "
Intu ku kaxeeyo , o gas iska khasaariyo bu kuu gaynaya mid aad is xigtan , markaasu ku odhanaya " kan sii raac!"
Intu sii socday iyo intu dib u noqonayo , isagoo iska kaa dhiga halka aad rabtay baa uga dhawayd .
Dadkaas oo computer la soo wada daba dhigay , ka warama?
Dhibaatooyinka gudhuda haysata waa tanoo kale
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 98 guests