Page 1 of 1

Harakat AhluSunnnah Mujahiden will fight khawarij in MOG

Posted: Thu Jul 30, 2009 9:18 am
by AhlulbaytSoldier
Image

Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Faarax Xafiduhullah
Image
VS
Axmed Godane
Image

Ururka Ahlu Sunah Waljamaacah ee dagaalada adag kula jira Xarakada Alshabaab iyo Xisbul Islaam oo isku dhinac ah ayaa shaaca ka qaaday in 18-ka gobol ay ka wadaan abaabul dagaal, ayna sii baahin doonaan dagaalka ay kula jiraan dhinacyadaas.

Sheekh Abuubakar Axmed Cali ayaa sheegay in meel kasta ay diyaar u yihiin inay kula dagaalamaan Xoogagaas, isagoona sheegay in dagaalkooda uu yahay mid xaq ah oo ay ku qaadayaan waxa uu ugu yeeray Khawaarijta.

"Meel kasta diyaar baanu nahay inaan kula dagaalano Khawaarijta, xitaa Gobolka Banaadir waan kula dagaalameynaa"ayuu yiri Sheekh Abuubakar oo cadeeyay in Gobolada Dhexe aanu dagaalada ku ekaan doonin.

Sidoo kale waxaa uu sheegay inay leeyihiin Hogaan mid ah, waxaana uu uga digay shaqsiyaadka qaar ee magacyadooda ku qaraabanaya kuwaasoo uu sheegay inay tallaabo adag ka qaadayaan.

Hadalka ka soo yeeray Ahlu Sunah ayaa ku soo aadaya xilli dagaalo qaraar todobaadkii hore uu ku dhex maray iyaga iyo Alshabaab kaasoo ay guulo ka

Somaliweyn Media Center “SMC”


http://www.somaliweyn.org/pages/news/Ju ... uly17.html

Re: Harakat AhluSunnnah Mujahiden will fight khawarij in MOG

Posted: Thu Jul 30, 2009 9:26 am
by hypereffective
HutuKing01 wrote:Image
How come AhluSunnah fighters are clean shaven?

Re: Harakat AhluSunnnah Mujahiden will fight khawarij in MOG

Posted: Thu Jul 30, 2009 11:04 am
by Talo alle udaa
Waa moryaan cimaamada qaatey.

Re: Harakat AhluSunnnah Mujahiden will fight khawarij in MOG

Posted: Thu Jul 30, 2009 11:12 am
by STOP!
hypereffective wrote:
HutuKing01 wrote:Image
How come AhluSunnah fighters are clean shaven?


GOOD QUESTION :up: .....AND THEY CLAIM TO LOVE THE PROPHET MORE DEN ANYONE :lol:

Re: Harakat AhluSunnnah Mujahiden will fight khawarij in MOG

Posted: Thu Jul 30, 2009 11:17 am
by ModerateMuslim
may allah swt destroy the lovers of all that's shirk. there is no bigger fitnah than sufism.